HOME |ABOUT US| SUGAANTA| GUEST BOOK | OPINION |

 

Suldaan Daakir Oo Tacsi U Diraya Ummada Soomaaliyeed Geerida Ku Timi Garaad C/qani.

 

 

Feb 11, 2006 By:Radiossc.net
Buuhoodle(Radiossc.net):-Suldaan Daakir Xassan Khaliif  ayaa waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogto guud ahaan, gaar ahaana ummadda SSC iyo ehelladii asxaabtii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey Garaad C/qani Garaad Jaamac.

Suldaan Daakir waxa uu ku tilmaamay Garaad C/qani ilaahay haw naxariistee oday ay adkaan doonto sida loo buuxiyaa kaalinta uu banneeyey, wuxuuna sheegay in uu Garaadku ahaa nin nabadda aad uga shaqeeya, bulshadana sidii laysugu xidhilahaa ku dadaala.

Inaa Lilaahi wa Inaa ilayhi Raajicuun.
Radiossc.net

 

Copyright©Dulmane.com Email : webmaster@dulmane.com