|
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEEHI RAAJICUUN
KULLI NAFSIN DAA 'IQATUL MOOT
INAA
LILAAH WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN.
Geeri ku timid qoyska reer Ismaciil cali Maxamuud(Dhabarsange)
(12-01-6)
Dhamaan beesha siciidkuul ee qurbaha iyo wadanka gudihiisa ku nooli waxay
tacsi u dirayaan qayska Ismaaciil Cali Maxamuud (Dhabarsange) oo
ay geeryootay xaaskii Isamaaciil Cali Alle ha u naxariistee Marxuumad Khadiija
Yusuf Cabdi(Khadiija Sufur) oo xalay ku geeryootey magaaaladda Fresno/USA.
Illahay waxaanu uga baryaynaa inuu janadiisa geeyo Dhamaan waxaan beesha ku
wargalinaynaa inay tacsi u diraan reer Ismaaciil Cali .
Dhamaan beesha Siciidkuul waxay tacsi u dirayaan qoyska reer ismaacill
cali,tacsida waxaa diraya:
Hooyoyinka kala ah: Saafi saalax Ducaale,Kahdiija cabdi, Shamis tarax, Cadar
Awcali, Hodan Awcali,Xaliimo Cabdi Axmed.
Sidoo kale odayaasha kal ah:Gaas Xirsi,Saleebaan Cumar,Maxmed
Cumar,DR:Xassan Cali,Xassan Awcali Siraad,Sh.Maxamed Dacar iyo dhaman
odayaasha beesha ee qurabaha.
Dhamaana dhilinyarada wiilal iyo gabdhaba waxay tacsi u dirayaan qoyska
reer Ismaacill waxayna Illahay uga baryayaan inuu janadiisa geeyo marxuumad
Khadiija,iyagana uu samir iyo iimaan uu ka siiyo:
Allaahu Ma aamin,Allaahu Ma aamin
********* ***
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEEHI RAAJICUUN
KULLI NAFSIN DAA 'IQATUL MOOT
Dhamaan beesha Siciidkuul waxay tacsi u dirayaan qoyska reer ismaacill
cali,tacsida waxaa diraya:
Hooyoyinka kala ah: Saafi saalax Ducaale,Kahdiija cabdi, Shamis tarax, Cadar
Awcali, Hodan Awcali,Xaliimo Cabdi Axmed.
Sidoo kale odayaasha kal ah:Gaas Xirsi,Saleebaan Cumar,Maxmed
Cumar,DR:Xassan Cali,Xassan Awcali Siraad,Sh.Maxamed Dacar iyo dhaman
odayaasha beesha ee qurabaha.
Dhamaana dhilinyarada wiilal iyo gabdhaba waxay tacsi u dirayaan qoyska
reer Ismaacill waxayna Illahay uga baryayaan inuu janadiisa geeyo marxuumad
Khadiija,iyagana uu samir iyo iimaan uu ka siiyo:
Allaahu Ma aamin,Allaahu Ma aamin
********* ***
INAA LILAAH WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN.
Geeri degdeg ah oo ku timid qoyska reer warsame Taraar (11-13-05) Dhamaan beesha siciidkuul ee qurbaha iyo wadanka gudihiisa ku nooli waxay tacsi u dirayaan qayska reer warsame taraar oo uu ka geeryooday walaalkood Alle ha u naxariistee Najaax Warsame tarar oo shalay ku dhintay magaaaladda hargaysa. Illahay waxaanu uga baryaynaa inuu ka janadiisa geeyo Dhamaan waxaan beesha ku wargalinaynaa inay tacsi u diraan reer warsame taraar uguna hagaajiyaan emailka walaalkood Rashiid Warsame Tarar
********* *** taraar@yahoo.com)
****************************************
maan beesha Siciid kuul ee Sucuudi Areebiya oo uu ugu horeeyo odeygooda:
Cabdi Cali Jabane
Rashiid Cabdi Xoosh
Maxamed Cabdi Cali(bucurde)
Maxamed Deeq Cali Waraabe
Maxamed Heybe Cali Jabane
Musatafe Cabdi Xoosh
Maxamuud Sulub Cumar
Maxamuud Yuusuf Cali Jabane(bidhi)
iyo dhamaan xaasaskooda iyo caruurtooda waxeey tacsi u dirayaan Ehelada iyo qaraabadda iyo wixii eey ka tageen labada marxuum Faarax Budeeye (Faarax Dhagool) iyo Maxamed Ismaaciil Ceynab oo dhowaantan ku kala geeriyooday gudaha dalka iyo dibadiisaba. waxaanan leenahay samir iyo iimaan alaha ka siiyo eheladoodii iyagana janadii alaha ka waraabiyo.
********* ******* ****
INNAA LILAAH WA INNAA ILEYHI RAJ ICUN
Ahmed Mustafe Awcali siraad ayaa soo gudbiyay tacsidan iyo warar dheeraad ah.
Salaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatu Salaanta Islaamka kadib walaalayaal waxaan tacsi u soo gudbineynaa eheladii iyo qaraabadii uu ka,geeriyoodey Marxuun Mahamed Ismail Aynab oo ku geeriyoodey magaalada London waxaan leenahay Alle ha, u naxariisto marxuumka,Illaahayna waxaan uga baryeynayaa inuu danbigiisa dhaafo uguna nimceeyo janatul firdowsa (Allahayow Aamin), waxaan leenahay eheladiisana Alle samir iyo iiman ha ka siiyo. Marxuumku wuxuu ku dhashey magaalada Jabuuti 1959 wuxuu dugsi hoose uga baxey Isla jabuuti oo uu kusoo bar baarey kadib marxuumku wuxuu bartey shaqada macalinimaada oo uu ka,shaqeynayey. Wuxuu London soo galey 2003 bishii labaad marxuumku wuxuu ka,tagay lix ciyaala iyo hooyadood oo Magaceedu yahay Anab Aadan Cise iyo ciyaalkiisa oo kala ah: Abdiqaadir Nimco khadra Shamaake Hibo Koos Hada waxay ku sugan yihin magaada Adisababa ee wadanka Itoobiya.
***************
|