HOME |ABOUT US| SUGAANTA| GUEST BOOK | OPINION |

Qiso Jacayl Qaybtii .3.Sadexaad

Layaabay Hadlkii Hooyo Maryan ayaa Tiri  Hooyo  ninka  aad sheegeyso  Anigu  Doonimaayo ,Willkaasina  Waa wiilwalkeyga  ah  .marka  sidee buu  iiguursanaayaa  Hooyo maryan ayaa oo yaabana  aatire  Hooyo  Miyaadan diyaar uaheyn hadlkaan kusoo  jeedsho  Filsan  ayaa  Tire  hooyo  Muhiimada  aan uimid  Somali  waxay in aad ogaado  Xalaadada  Cafimaad  oo kaliya  aniaga  uma aan  Imaan  in aan Waqti  Xaadirkaani  Inaan  nin  Guursado  Hooyo  Macaan Qufka  Bini aadamka ahina Loomabahana In uusan waxusan Rali  ka aheyn lagu  Qasbo Hooyo  Maryan Ayaa  lasoo  boodey  Hooyo  Kafiirso  Hadlada aad iigula hadleyso  Gabdheydiyeey  Ogoow  in aan ahay  Hooyadaa  Filsan Ayaa  tire  Wan lasocdaa  Hooyo macaan Laakiin Midada  aan Diidnahay  waa  Mida Guurka ah, 

 

Guurka aad iiguqasbeyso  Maxaayeeley  Aniga  Madoonaayo ninkaasi  Guur iska daayaye  Xataa  in aad Waxayar  Agistaago ,  Waxaa  madaxii  Gilgiley  Maryan oo aheed  Filsan  Hooyadeey Ayadoo  layaaban Hadlada  ay lasoo  boodey   Filasan  Waxaa  Telfoon isoo  derey  Muxiyadiin Mire  oo Rabo in uu ogaado  Waxii  Kusoo  Siyaadey  Arintiisa  Guura  in ay  aqbashey  Filsan  Iyo inkale  Telfoonkii  Waxaa  kaqabtey Filasan Waxuuna  Weydiiyey  Meedey Hooyo  maryan Waxay .jawaab oo gadhigtey  Waataana

elahadal.Waxana  Sheeko Yari dhexmartey  Hooyo  Marayan iyo muxiyadiin oo ah Waxaana  Goobtii  Ka Istaagey  Muxiyadiin Mire  oo  ahaa  Wiilkii  lalarabey Filasan , Waxaa  Telfoon  Dibada  ah  usoo  Dhacay Filsan  oo  ay soo wacdey Saxiibteeda  Qaaliga aha  Taasoo magaceedu  Yahay  Suleeqa    Waxaa  Telfoonkii  Qabtey  Aniga  Cumar  ah, Islamarkiiba  Waxay  iweydiisey  Walaale waxaan doonyaa in aan lahadlo  Filasan  Hadey joogto  Anigoo  ugu Yeerey  Waxaa  Halaasi  sheeko  kudhax martey  Filsan iyo saxiibteeda  Suleeqa  ayagoo  kaawadan sheekeynaayey  Sheeko  Qaas  ah  Suleeqa  Waxay usheegtey  in ay mardhow  Ay is  Guursan Rabaaan  Maxamed  Wali oo ahaa  Wiil ay wada  dhameeyen Jamacada  Hadadana  Loogaga  Bahan Yahay  Filsan  in ay sidada  uugu Dhaqsiyaha  Badan

Ugusoo Laabto  Si ay  uabaabusho Arooska  Saxiibteeda  Qaaliga  ah ee Suluuqa  Filsan oo  Yaaban  ayaa  Waxey Tire  Saxiib waxaan kuugu Hanbalyeenayaa  Arooskaaga  Maadama aad Heshey  Wiil.somaliyeed  oo aad udabeecad  Wanaagsan  Runtii   Aqoon Wanaagsan  Baan  Uleeyahay   Maxamed  Wali.

Waxay. usheegtey in ay soowaceyso Maalinta  Axada  ah ahduu ilaahey  Yiraahdo  .intaasi Kadib  Waxaa  Xaafadii  Yimaadey  Adeer C.qaadir  Iyo  odey  Saxiibkiisa  ah  Waxuuna  Arkey  Filasan  Qashuuca  Kamuuqada  asgoo  aan uugaga  Baran  Dabeecadahasi  Filasan  asgoo weydiiyey  waxa  kudhacay  Gabdhiisa  Waxayna  uugu jawaabtey  Aadeer  waxa  iigu  dhacay  Malaha waan ladnahay  .Adeer  C/qaadir baa  iiyeerey  anigoo  lajoogo  Hooyo Maryan  Waxaana  Imid  Goobtii  ay kuwada  Sugnaayeen  Filsan  Iyo  adeerkeed C/qaadir  ,Waxaana  Durbadiiba  Hadlkii  Bilaabey  Filasan  oo Tire  Cumaroow  Walaale waxaan kaadoonaayo in aad igeyso  Meel aad Maskaxdeyda  Kusoo  dajiyo  oona  aad udhirbadan  Waxaa  Hadalkiisii Bilaabey  Adeer C/qaadir  oo iigu  Yire  Intaad Gaari  Qaadataan Waxaad  Geysaa  Beeraha  Janbaluul  Si ay usoo  Argto  Qurxada  Beerhaasi Ayadoo  Lasoo boodey  Soolama  Rimaayo  Bartii  Isbaarada  Anigu  Doonimaayo Halkaasi  In ay indhaheygu  Qabtaan  ama 

Arkaan  Waxaana  Usheegey  Inuusan Ilaahey  Nalakulmineyn Waxa Dhib ah  Waxaan  Markiiba  aan telfoon udersadey  Midkamid ah  Shaqaalaha  Hotellka Weyn ee  Hotel  .Shaamoow  Kaasoo  aanu  Saxiib ahayn  anigoo  Kadoonaayey  In aan Kaqaato Gaarigiisa   Si aan uugu soo  Wareejiyo  Filasan  Beeraha  Janbaluul  Iyo Dagamada  Afgooye  oo ah  Meesha  aan  anigu Dagnahay  . Waxaan Goobtii  Yimid  Saxiibkey  oo  Wadada  Garigii aan  Weydiistey Gaarigaasi  oo Noociisu Ahaa  Tayota Land Cruiser Prado ,

 Kaasoo aanan Lasocon Karin  Inaad wadatid  Istaaf Waadi yeeya  Gaariga  Anigoo  yaaban  oo isleh  Maanta  ayaad uyeeratey  Gaarigii  Kuunoqon Lahaa  Maligii  Kudili laahaa  Ayaa  waxaa  Telfoon isoo  Derey  Saxiib  Xasan kaafi  oo  ahaa  Milkiilaha  Gaariga  asgoo  iisheegey in uu iigu  Daraayo  Wiilalal Dhalinyarada  Waardiyeeysa  Hotellka  Qaarkamid ah  Si  ay  Usugaan Amniga  Gaariga  Iyo Dadka  saaran  .Waxaana  Islamarkii aan  usheegey Arisntaasi  Adeer  .C/qaader  oo Yire  Maxuma  Ordaha  oo Kaxeysta  Gaariga  Waxuuna  Iidhiib  Lacag 250.Doolar ah  Si aan uugasiidhego  Dhalinyarada  Qayilaado  Iyo  Shidaalka  Gaariga  Waxaana Islamarkiiba  Abaarey    Hotelkii shamoow  Waxaana  Kubaxaney 2 Gaari  Mid aan saaranahay  Aniga  oo ah  Wadaha  Gaariga  iyo  Filasan  Waxaana  Nalasocdo iyo Labada  Gabdhood oo Ayfislan  Yihiin Ilama  Habareet Kankalena  Waxaa Lasocdo  Dhalinyarada  Ilaadada  Ka ah  Gaariga  Waxaan Soconaba  Waxaan Cagaha  Galiney  Dagmada  afgooye  oo ah  Mid 30 kiilo  Miter  Ujirta  Magaalada  Muqdisho  ,Waxaana  Ugasii Gudubney  Janbaluul  oo  8kiilo Mitir  ujirta  Afgooye Waxaan soconaba  Waxaan Galney Ilinkii  Berta  Waxaan Markaasi  Ilainki  Hortiisa  Taagnaa  oo Telfoon Kuhadlayey  Mid  Kamid  Milkiilyaasha  Beerta  oo laugu magaacbo C/Naasir  .Halkaasi oo  Gaarigii  Istaajiyey  Waxaana  Iyimid  Ilaalada  Beerta  oo iweydiisey  Halakaan  usocdo  iyo  Waxaan doonaayo  Durbadiiba  Waxaa  Yimid goobtii  Milkiilahii  Beerta  oo Yire  Sidaaye  Asaga  Iyo Asxaabtiis  Waxaan Gudaha  Ugalaney  Beertii  Waxaa  banaanaka  Nooga  Harey  Gaarigii Kale ee Ilaadada Naga  ahaa  

Anagiina  Waxaan Gudaha  Ugalney  Beertii  Ayadoo  Furatey  Boorso  Usaarneed  Gaariga  Waxay iigaga  Codsatey  In aan kudaahno Meeshaani Qurxdada  Badan  Aydoo Itire  Aboowe Cumar  hadaada  Taqaaneyn  M,axaad  iikeeniweysey    Mar hore  Meeshaani  Qurxda Badani  Waxay  iisheegtey Maanta  oo Axad  ah  in ay ubaahan  Tahay  in ay lahadasho  Saxiibteed  Suleeqa  Ayadoo  Iweydiisey  In aan Card  usoo  iibsho  ama  aan Card  uugu Diro  Dadka meesha  Joogo  Qaarkamid ah.

 waxaana  Durbadiiba  Card iigu  Direy  Dhalinyaro  usii  Socotey Maglaada   Waxaan Bilaabatey  In ay  Filasan  Iyo Gabdhii  Ay ilomo Habreetka Yhiin  Hani  Iyo. Luul  in ay bilaaban  Sawiro  iyo  Kaftan  waxaan Durbadiiba  isoo  Dhacay  Telfoon   Waanka  Qabtey  Waxaa  Laweydiiyey  Walaale Hadii ay kuudhaw dahay iidhiib  Filasan.  Waana  udhiibay  Waxaa  Bilaabatey sheekadoodii  Labadii  Saxiibada ahaa  ee  Suleeqa  Iyo  Filsan   Filsan  baa  Lasoo boodey  Walaale  Suleeqa  waxaan kaa iloobey  sheekooyin Farabadan   oo  Ankala  Kulmay gudaha  somali  Ayadoo  Tire  Marka  Waa  sheekooyin  Cajiib ah  Hadii  ay dhacdo  Xataa  hadaan kuusheego  Waxaa  lagayaabaa  Adigaga  Xataa  in aad Sarajooga  Kadhacdo.Suleeqa  Ayaa  Tire  Filsaneey Muxuu  Ahaa  Inankaani Markastaa  Eegaqabtaa  Telfoonkii  Masaaxiibkaagii  aadkuyeelatey  Gudaha  somaliya  .Filsan  ayaa  Lasoo  boodey  Wiilkaani  Waa  wiil walaalkeyga 

Ah  Runtii  Abaalkii  Uu iigaleyna Maaha  Mid aan kusoo  Koobi Karo Halkaani  Ilaa  maalinkaan  Imid  Muqdisho  Ayuu  Waxuu  Ilumeyey  Waqtigiisi  Qaaliga  Ahaa  Marka  Waxaan  Ugu Abaalgudo Magaran Karo  Cumar Suleeqa  Ayaa  Tire  Dee  Maad iisheegtid  Sheekada  Ad ii  Hesyo  oo Dhadhanka  Leh  Runtii  Maaha  Mid aan sugi Karo  Waxaan   Rabaa  in naan  Ogaado Nuxurka  Sheekada  aad iiheyso  Filsaneey  Filsan Baa  waxay  Tire   Hadertaani  Waxaan Joogaa   Meel  Kabaxasan  Xaafadeydii  Waxaan  kusoo  Wacyaa   Markii aan Imaado Gurigeena  Haduu  Alaha  Awoodalahi  Ogulaado  Abaayadiis Waxayna  Kujawaabtey

Haye  Baayo  Waxaan Lagaarey  Waqtigii  Anka  Tagi Laheyn Goobtaan kusugneyn  oo aheed  beerta  Janbaluul  Waxaan soo  Abaarney  Wadadii  Dheered  ee  aan  Markii  Hore  Kunimid  Intaan  Soconey  Markaan Lasimahan  Warshadii  Hore  Ee  Sameyn Jirtey Barsamaad  Cabitaanka Looyaqaan  Yoogada  Ee  Kutaala  Dagmada  Afgooye  Ayaa  Waxaa  Istaagey  Wiilashii  ILaalada Naga  ahaa  Gaarigoodii   Ayagoo  iigu baaqey  Hoonka  Gaariga  Kadibna aan  Adey Xagoodii  waxay iisheegeen Inay rabaan  In ay gudaha Magaalada Afgooye  Ugalaan 

Taasoo Anka Ogulaadey  Waxaan soogalney  Maagaalada  Afgooye  Halaka  Lagu iibsho   Qaadka  Waxaan  Siiyey  Lacag Ahaan Haaye oo Dhameed  600.000 oo  Kun Shiling  Somaali  ayagoo  Ku iibsadey Dhowr Kiilo  oo Qaad Ah  Iyo  Sigaarkoodi  Islamarkii  Waxaan Kusoo  Laabaney  Islawadadii  Dheered aan kuaadi Laheyn Muqdisho   Markaan Mareyno  Hosbitaalaka  Xaawo Cabdi  Agtiisa  Ayaa  Waxaa  Banjarey Gaarigii  Anaan  Wadey  Ayadoo Lasoo  boodey Filsan  Cumaroow  Maxaa  kudhacay  Gaariga  Anigoo  uugu Jawaabey  Waa  Cilad  Yar oo aan  Sidaasi Ubadneyn  Isla Markiiba Waxaan Badaley  Tayarkii  Gaariga  Aydoo  iweydiisey  Cumar  Runtii  Waxaad  Tahay  Wiil Somaliyeed  oo  Yaaqaana  Siadada  Loodhaqmo Bulshada  Runtii  Waxaad  Tahay  Nin aad Udagan  Intaasi  Kadib  Anigaa  Anigoo  Cumar Ayaa  Lasoo  Boodey  Igaaga  Daa  Amaanta  Filasaneey  Ayadoo Dhoola  Cadeyneysa  Ay itire  Cumaroow  Miyaan kuweydiin Karaa  Su aal  Waxaan uugu Jawaabey Haa  Lakiin  Maaha  Inataan Wada  Saranahay  Gaarigaga  Waa  Markaan Tagno   Xaafdii  Waxaan Soogalney  Iridkii  Hotel Shamoow  Waxaan Islama  Iyimid  Saxiibkeygii  Qaaliga  ahaa  Ee  Xasan Kaafi  oo  Yire  Soo  Wadagta  oo Gudaha  Hoteelka  Soogali  Adinkoo  Dhan  Waxaan  Gudaha Ugalney  Hotelkii  shamoow  Qeybta  Nasashada Waxaan Islaamarkii  Noo  Yimid  Shaqaalaha Hotelka  Aygoo  Naweydiiyey  Waxaan Cabtitaan Ama  Cuno  aan Dalbaneyno  Filsan  baa lasoo  boodey  Cumaroow  Waxaan Cabeynaa  Cabitaan oo  kaliya  Anaga  Daa  Raashinka  Raashin Waxuu  noogaga  Horeeyaa  Gurigeeni Ok  Inta

si Markey  Tire  Ayaan  waxaan udhaqaayney Gurigii  aankafogeyn Agaasi Waxaan Halkaasi Inagusugaayey  Hooyo Maryan Iyo  Adeer C/qaadir  Iyo  Saciid  Warsame  Markaan  Ilinka  Gurigaga  Cagaha  Galin  Ayaa  Waxaa  Ilahadaley  Adeer C/qaadir  oo Yire  Kawaram Safar

Kiini  Maanta iyo Meelahii aad Tagneen  Waxaan  uugu jawaabey Heer saro  Ayuu ahaa  Waxaan meeshii  Naloogu  Diyaarshey  Cabitaan  iwm 

Waxaana Islamarkii  Iridaada  Soogaraacey  Muxiyadiin Mire  oo aan Dhaglaqabto Laheyn  oo Xataa  Adka dareemi Karto  Carada  Kamuuqata  Wajigiisa Waxaana Ugaley  Qolkii  Hooyo Maryan  Waxaan Meeshii  Kukaftamey  Saciid  Iyo Aniga  Intii Ankaftanka Kujiriney  Ayaa  waxaa  Mopelkeyga  Soo Dhacay Mopelkii  Anwatey Islamarkii  Waxaan Udhiibey  Filsan oo aan ogaa  In aylabalan Santahay  Suleeqa  Waxaa banaabka  Ulasoo  baxay telkii  Filsan oo usheegtey  Saxiibted Suleeqa  Sida ay  waxa  udhaceen Iyo  Waxay kala kulantey  Somaliya  .

Intaasi kadib  Waxaa  iyeertey Hooyo Maryan oo iweydiisey  Su aal  Aydoo Caro Xoogbadan Kamuuqata  Waxyna Hadlkii  Kubilowdey Inanteyda  Maadkadeysid  Meelaha aad uwadeyso  Edo macaan Anigoo Layaaban  Hadalkii  Hooyo Marayan Ayaa  waxaa  Hadala Losoo boodey  Muxiyadiin Mire  oo ah  Wiilka aylarabto Hooyadeey  Ayaduna ay Diidan Tahay Waxuuna Iyire  Maxaa kaala  Dhaxeeya Filsan  oo aad Markasta  Gaarigaga  Uguqaada Anigoo Layaaban  Su aalaha  Ay iweydiin Ayaan  waxaan uugu jawaabey Filsan Waa  Gabar  Somaliyeed  oo  Walaashey ah Waana  ay iigaga  Go antahay  Inaan  Waxkastaa  Uqabto  oo ay ubaahan  Tahay Waxaaana Hadlkii  Lasoo boodey  Muxiyadiin Mire  oo Yire  Hadaadan  Kaharin Filasan  Waad Arki doontaa  Waxii  kuugu dhaco Wiilyahay ,

Anigoo Yaaban Hadalkaani Ayaa  Waxaa  soogaley  Qulkii aan kuwada  Jirey  Aniga  iyo hooyo  Maryan  iyo Muxiyadiin  Filsan  oo Leh Cumaroow Aboowe  Waxaan Rabi Lahaa  Barito Subaxii  in aad iiraacdo   

Shirkada  Xawilaada  Dahab Shiil  oo Ay Saxiibtey Suleeqa  iigusoo  Dertey  Lacag Waxaa Hadalkii Lasoo  boodey  Hooyo Maryan oo  Tire  Waxaa kuraacaya  Muxiydiin Mire  Filsan  ayaa  waxay  lasoo  boodey Doonimaayo in uu iraaco Waxaa iraacay  Cumar oo kaliya  intaasi  Markii   Lais Weydaarsaday  Ayaan Baanka  ugasoo  Baxay  Waxaan iiyeerey  Adeer C/qaadir  oo Iyire  Cumaroow  Maxaa  Caawa  Kuugu Dhacay  oo aad Laxanaaq Santahay  Waxaan Ire  Maya  adeer  Wax iigudhacay  Majiraan  Waan Caafimaad  qabaa  Waxaa Baanaka  usoo baxay  Filsan  oo aad moodo  In ay idhaheeda  ilinkusoo istaageen ileen Waa  dumar  Maqarsan Karaan Carada Durbadiiba  Waxaa  Kadareemay Adeer 

C/qaadir Waxay Tire  Anigu Madoonaayo in la Qasbo oo  aan Waxaan Raali Ka aheyn Madax la igalsho Manadoono  Inankaasi  Walaalkeyga Ah Waxaa  Dajiyey oo qaboojiyey  Adeerked oo Yire  Waa  Runtaa  Gabdheydii  Waxaadan Raali Ka aheyn Cid kuugu Qasbi Kartaa Majirto .

Aniga  Cumar  ah  ayaan  Waxaan Latashadey  Maskaxdeydii   oo aan iyar masqhulshey Anigoo Isleh Cumaroow  Hadaada  Meeshaani si joogto Maxaa  kaagaga  Imaan karo oo  dhib ah Hadii aad  Isgaga  Tagto  Maxey Oron doontaa  Filsan Muxuusa Isdhi Karaa  Adeer  C/.qaadir  Islamarkii  Waxaa  Lagaarey  Waqti Danbe  Waxaan Banaanka uulsoo  Baxay  Filsan  

 Oo aan usheegey in aan u imaandoono  Barito  Subaxii Haduu  Alaha Awoodalhi Ugulaado  Waxaana  Soo  aadey Durbadiiba  Xaafadii  Saxiibkey Xasan  Kaafi  Waxaan Galey Qulkeygii  Markasta oo aan is Iraahdo  Seexo Waxaan Soo xusuustaa Hadaladii Hooyo Marayn iyo muxiyadiin Mire Anigoo  Layaban Waxaan Baryey  Waagii  Markaan isku Diyaarshey Xafaada  Aykunooshahay  Filsan  Ayaa  waxaa ilinka  iigu soo  Gaaracay  Saciid  oo Iyire  Cumaroow  Waxaa  kuubahan  Sidaada  uugu Dhaqsiyaha Badan Filsan  anigoo  Yaaban  oo isleh maxaa  kudhacay Filsan Saciid  Waxdhib ah Miyaa  jira ayuu  waxuu  iigu jawaabey Maya 

Majiraan Waxdhib ah  Waxaan  imid halkii Filsan ay joogtey  Aydoo itire  Cumaroow  Karaali ahoow  Qaladkii Kuugu soo gaarey Aniga  Madaxeyga Waanlasocdo In laguu Xumeynayo Aniga Madaxeyga  Waxaan ire  ok

Intaasi  Kadib ayeey  Waxay iisheegtey  in ay rabto Barito  subaxii  in aan ukaxeeyo  Shirkada Xawilaada  Dahab shiil  Intaasi  Kadib Ayaa  Hooyo ,Maryan Lasoo  boodey  waxaa  kukaxeyna  Muxiaydiin Mire  Aydoo  Tire  Hooyo Waxaa  ikaxeyna  Cumar  Asga uun baa  igeyna  Meesha  Intaasi  Kadib Waxaan soo  Abaarney Dahah Shiil  Markii aan  Tagney  Ayaan  Waxaan Galney Qulkii Lagu Qadnaayey  Lacagata  Waxaa  laweydiiyey  Cidgarneysaa  Anigoo  kujawaabey in ay wadato Cadeyn Basorbor ah  in ay leedahay  Lacgataasi  intaasi Kadib ayaa  waxaa  laweydiiyey Ruuxa  soo derey Lacgatasi  waxay usheegey  in ay soo  dertey Filsan oo joogto  Uk  Intaasi  kadib waxaan meesha  kasoo  Qaadeyney Lacag  Dhan  2500 oo Doolar ah  Waxaan soo Abaarney Xaafadii  Markaan Udhawnahay  Gurigii  ayaa  waxaan Inaga  Hormimid Saciid Warsame  oo Quslaayo Asgoo  Wado  Alaab Hadiyado  isugu Jiro 

Kuwo  aan Aniga Cumar ah leeyahay  iyo Kuwa Filsan ayleedahay  Waxaan kaqaadney Alaabtii Hadiyadaha  Aheed  Waxaan Bacdii  Qaadey  aniga  Markii aan Xaafada  Tagayney  Ayaan Fariisaney Qulka  Fadhiga  Waxaa  lawacay Filsan  oo Waxaa  wacdey Hooyadeey Maryan weyna

  Adey intaasi Kadib Ayaan  waxaan Weydiiyey  Saciid maxaad isku soo Kaliftey oo aad usoo  Gashey Qarashkani  Farha badan  asgoo iigu jawaabey Walaale Cumaroow  Abaalkaad iigasheen Adiga  iyo  Filsan maaha mid aan iloobi Karo intaasi  Kadib  Waxaa  Nagusoo  Noqotey Filsan oo Leh Saciid Mahadsanid Walaale  Waadku Mahadsan Tahay
 

Hadiyaadada  Qaaliga ah  ee aad noo keentey Aniga  Cumar  Angoo  meesha  Fadhina  Ayuu  Saciid Naga Tagey  Waxaanoo Yimid Muxiyadiin Mire  oo aad kanaxeyso Indhiisa  Carada  kamuuqataa  Asagoon aanan  Cidna  Salaamin ayuu  Fariistey Fadhigii  Aniga  ayaan waxaan niyadada  Kaire  Maxuusa Meyndoo Maanta Waakan isgiijinaya  Intaasi  Kadib Ayuu  Waxuu yire  Soo  kuguma  aan oran Yaanan  kuugu Arag  Filsan  Iyo Agaarkeeda  Islamarkiiba  Waxaa  Erygii  Jawaabtiisa  Baxshey Filsan  oo tire Waad Edab Daran Tahay  Maxaad uugula Hadleysaa  Sidaasi  Cumar 

Waxaa meeshii Kabiloowdey buuq  iyo  Qeylo  intaasi kadib  ayaa  waxaa  goobtii Yimid  Hooyo Marayan oo  Tire  maxaad uugula hadleysaa  Sidan muxiyadiin Aydoo  kuraacsan Hadlka muxiyadiin  oo ah  in aananba  Soo istaagin Ago  ayjoogto  Filsan  Waxaa  aydoo Oyneysa  Tire  meeshii  Cumar laga  Ceyrshey Maxaa  idhigey  Aniga  .  

Lasoco  Qeybta 4.Afaraad  Aqristoow Haduu  alaha Awooda lahi ugulaado Maalmaha  soo Socdo.

Fadlan Wixii friin Ah amaba tala ahba usoo dir-email. Qoraaga  Sheekada. 

NB: Qoraalkaan xaquuq Diisa Waxaa Leh Qoraaga Ku saxiixan Amar La,aana Lama daabacan Karo lamana Qaadan karo

 Cumar Cabdi Xaashi
Suxufi200@yahoo.co.uk
Kenya Nairobi
 
  Fiiro gaar ah:
Rayigan dhamaan inta uu ka koobanyahay waxaa iska leh qorayaasha soo qorey, "Dulmane Online" sinaba uugama masuul aha sida ama waxa uu qoraagu soo qorayo.
 

 

Copyright©Dulmane.com Email : webmaster@dulmane.com