HOME |ABOUT US| SUGAANTA| GUESTBOOK   | OPINION | Old NEWS | All MAQAALO | FEEDBACK | QUR'AAN 

Wararkii BBC

11:00 - 11:10
14:00- 15:00
16:00 - 16:15
18:00 -18:30
United Nations
UNDP || UNICEF
Somali Aid Co.
UN Program on AIDS
FAO || UN Volunters

Somali Links

Amnety Ayaa bayan ka soo saartey Dhibaatada lagu hayo Beelaha laga tirada badnyahay
Amnesty appeals for release of Gaboye demonstrators

Report on minority groups in Somalia

Dooda Dulmane ee Bishan,f adlan ka qayb qaado oo ra'yigaaga cabir.
 

 

HOME |ABOUT US| SUGAANTA| GUEST BOOK | Tacsida|

Wararkii       2005

Warsaxaafadeed ay maanta magaaladda nairobi ka soo saareen jaaliyada Gabooyaha ee halkaasi ku dhaqan .

U hiilinta Midgaha ama Gabooyaha.  (Gabey) Kayd Maxamed Cabdulla

GABALDAYE (Gabey) Kayd Maxamed Cabdull  (Gabey)

Idiley amur baa dhacdoo aabbo kaa dedane (Gabey) Kayd M. Cabdulla

Wararkii maanta 01/10/06
Qoraal maanta ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha DGPL Gen. Cadde Muuse ayaa shaqadii looga fariisiyey xilka  Guddoomiyihii Gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays,

Munaasabadda Ciid El-Adxaa Waxaan Hambalyo Qaali ah Halkan uga Soo Gudbinaayaa Ummadda Somaaliyeed ee

C/Laahi Yuusuf iyo Shariif Xasan oo Heshiis ku kala saxiixday magaalada Cadan

Maxkamadaha Somaliland miyay ka siman yihiin dulmiga beesha Gabooye ? (Akhriso)

Shariif Xasan Sheekh AadanSanca 02 Jan. 06 ( Sh.M.Network) Gudoomiyaha baarlamaanka FKMG ah ee Soomaaliya Shariif Xassan Sheekh Aadan ayaa waxa uu maanta sheegay inuu kula kulmayo Magaalada Sanca Madaxweyne C/llaahi Yuusuf si loo afmeero khilaafka u dhaxeeya garabyada dowlada FS ee ku kala sugan Muqdisho iyo Jowhar.

Ra'isulwasaare Geedi oo lagu eedeeyay maleeshiyooyin isaga baxay Xerada Congo.

Ceelkii Buuhoodle oo howshiisii bilaabay...

Wararka Maanta: 12/28/05
Kumanaan reer guuraa ah o abaar ogeed ka soo hayaamay Gado iyo W/B Kenya.. wararkale oo badan Wararka Maanta: 12/26/05 C/laahi Yusuf oo 100 fiiso ka helay dowladda Sucuudiga iyo wararkale oo badan...akhri

:::QORMADII IDAAJAA::  Yamyam: Gabyaa Laqmaday! Waa "Idaajaa" oo ka waramaya taariikhdii C/Qaadir Xirsi Yayam Ka Akhri halkan


wararka Maanta: 12/22/05
C/laahi
Yusuf iyo wafdiii uu hogaaminayey oo soo gaadhey magaaladda Garoowe...Akhri
 

 

Wararka Khamiista: 12/22/05  Warar xiiso leh..waxaa isku soo ururiyey..(H.Carab)
Wararka Maanta: 12/21/05  Wafdiggii Madaxwaynaha soomaaliya oo si heersare h loogu soo dhaweeyey magaaladda Boosaaso...akhri
 

Wararka Manta: 12/20/05  Ardaydii ugu horeysay oo Jaamacadda bariga Afrika ka qalin jabisay...Mahad Illaahay baa iska leh..iyo wararkale..

 

Wararka Maanta : 12/19/05  Qaramadda midoobay oo dowladda Yamen ku canaanatay siday ula dhaqantay dadkii soomaaliyeed...iyo wararkale oo badan

Wararka maanta: 12-18-05  Dowladda talyaaniga oo sheegtay inay safaarad ka furun doonta magaaladda Jowhar...iyo wararkale oo badan  akhri

Wararka Maanta: 12-15-05
 
: Yaa ka mas'uul ah masiibadda hadhaysay jaamacada Hargaysa : Gen Cadde Muuse oo dadaal ugu jira sidii loogu sii dayn lahaa..
akhriso wararka oo dhan....

Cod Aamusay.Hasan Carab Qubanaha Talaadada: 12-13-05


Wararka Maanta : 12-11-05  Yusuf Indha-cadde oo sheegay in isaga iyo Maxamed Dheere heshiis dhex maray... Akhri

J
imcaha iyo caalamka: 120905  warar xiiso badan...akhri

Go'a
amkii Golaha Guurtidda Somaaliland ay ka gaadheen Doorashaddii Golaha baarlamaanka

 

Laascaanood(Radiossc.com):- Waxa  laga furay magaalada Lascanood ee xarunta Gobolka Sool Iskuul lagu magaacbo  Gargaar oo ay  wax ku baran doonaan    Arday ka soo jeeda Beesha Gaboyaha ee aan awoodi karin in ay iska bixiyaan Dhaqaalaha Waxbarashada  (Halkan Guji)

 

Wararka Maanta: 12/08/05 Xubno ka tirsan dowladda Kumeelgaarka ah oo Geedi ku canaantay mushar la'aanta

Wararka Maanta:120505

»Taliyaha Ciidanka Booliska Som. oo Booqday Kismayo
»Xiisad ka taagan xarunta Gobalka Baanaadir
»Bililiqo loo gaystay xaruntii Hay’adda GTZ ee Xudur...
»
Xubnaha DFKMG Muqdisho oo looga digay Mudaharaad
»C/llaahi Yuusuf oo farriin gaarsiiyey Baarlamaanka in..
 Akhriso wararka oo dhan


Maxaabiis ay is dhaafsadeen labada maamul ee Putland iyo Soomaaliland, magaaladda Laascaanood..Akhri


War deg-deg ah: 11-30-05 Fadhigii koowaad ee golaha wakiilada la soo doortey iyo fadeexadii ka dhacday shaley.

Do
wladda faderaaliga ah oo heesh kula kashey dowlada Eithopia iney isticmaasho qaar ka mida dakadaha soomaaliya...Akhri

Qubana Talaadadda: 11-29-05 (Xasan Carab)  Shirka wasiiradda arimah dibadda dowlaaha igad oo lagu qaban doono Jowhar..iyo warar kale akhri

J
Imcaha iyo Dunidda Muslimka: 11-25-05(X.Carab)  Warar Hiiso leh....

W
ararka Maanta: 11-229-05  Wufuud ka socota wadamadda Kenya,Ethopia oo soo gaadhay magaaladda Jowhar...(Akhri)

Wararka Maanta: 11-24-05
Dowladda
Sucuudiga oo oo laga dalbaday iney joojiso gudashadda xajka sanadka Akhri wararkale oo badan

Q
oraadda Khamiista: 11-24-06...Xassan Carab. Warar xiiso leh.....akhri

D
unidda Iyo Maanta: 11-23-05...(H.Sharif)  Warar Xiiso Leh...Akhri

W
ararka Maanta: 11-23-05  Cumar Xaashi Aadam oo ka hadley heshiiskii labada garab ee DFKMG. iyo warar kale.Akhri

Q
ubanaha Talaadadda: 11-22-05 (Hassan Sharrif) wararka xiiso badan akhr
i....

 

Xildhibaan Suleeban Colaad Shirjaraa’id oo loogu Cabanayo Buug laga barto Cilmiga Bulshada, oo Aqoonyahannada iyo Xildhibaannada Jareerweyne, maanta ku  qabteen Hotelka Saxafi ee Magaalada Muqdsiho


Fiirso sawiro badan oo Suldan Daakir iyo Duqa magaalada Buuhoodle ay ka soo qaadaan khasaarihii gaadhay tuulada Xagar-burburis...
 

Wararka maanta:10/14/05 Komishanka doorashooyinka oo ku dhawaaqay Natiijadii Gobolka Hargeysa iyo wararka oo xiiso leh....(Akhriso warka oo dhan)

W
ararka maanta:10/12/05 War deg-deg(Xagar_burburis) 

Waxaa roob culisi ka da'ay tuulada Xagar Burburis ka tisan Buuhoodle una jirata Dhinaca Koonfureed ee xadka Ethiopia 45KM waxaa soo eegay sawirana ka soo qaaday Suldaan Daakir Xasan Khaliif oo ah madax dhaqameedyada degaankaas iyo Maxamed Faarax Xirsi Oo ah Duqa Degmadda Buuhoodle...(Akhri)

Wararka Maanta:10/08/05 Doorashadii golaha wakiilada somaliland ,guusha mucaaradka ee aqlabiyada golaha iyo dareenka shacbiga(Akhri warka oo dhan)

w
ararka Maanta:10/07/05 iyo 10/06/05
Deeqa Maxamed Muuse oo Caafimaad ahaan loogu qaaday wadanka Austria..(Akhri warka oo dhan)
 
Okt.02/05 Xildhibaanada beesha Jareer-Weyne ee Dawlada Fadaralka ah, oo Markii ugu  Horaysay Ka hadlay Buuggii Fasalka 6aad ee Cilmiga Bulshada oo lagu Dhaawacayay Sharafta beesha Jareerweyne.Akhri

SHirkii labaad ee beesha Siciidkuul MaxaadBarre oo ku dhamaaday si guul ah...(Akhri)

 

Shirweynihii labaad ee beesha siciidkuul oo guul  ku dhamaaday ,

hadaba waxaa bishan SEPTENBER 3-4 tedii 2005 ay beesha SICIIDKUUL soo abaabushay shirweyn oo  ka dhacay gobolka MINNESOTA  magaalada MINNIEAPOLIS ee W/America
 (Riix halkan)

Khudbadihii laga Jeediyey Shirweynihii 6aad ee hay'adda SSHDA: Maxamed Adan oo ku hadlaya magaca (Halkan Kadhageyso)

Wararkii Maanta : November 22, 2005 Dilal kala duwan oo ka dhacay magaaladda muqdisho..iyo wararkale oo badan..akhri

W
ararka Maanta: 11-20-05 Barre Hiraale ergay ka socda oo la C/laahi Yusuf iyo Shariifka, iyo wararkale oo badan....Akhri.

G
uul u soo hoyatay beesha Madhibaan ee Degaanka Buuhoodle, qaybsigii golaha degaanka buuhoodle & jaamacada Nugaal..

warka Maanta:November 16, 2005 Suldaan Daakir oo ka qayb galey kulandadweyno oo lagu taageerayo dhismaha jaamacadda Buuhoodle.. iyo wararkale oo badan ...Akhri

w
ararka Maanta: November 13, 2005 Sheekh Shariif " Dagaalku waa mid siyaasadeed waxaana ka dambeeya kuwa aan doonayn...iyo wararkale oo badan akhri


W
ararka Maanta : November 12, 2005. Cismaan Cilmi Boqore"Wiilkayga waxaa loo diley arimo siyaasadeed...iyo warar kale oo badan akhri...

W
ararka Maanta : November 10, 2005 Thursday Damaca Meles Zenawi iyo Diidmadda Reer Etoobiya iyo wararkale oo badan...(Akhri)

W
ararkii Maanta : November 09, 2005 Wednesday Rag la sheegay inay ku lug lahaayeen qarixii Muqdishoo la qabtay  iyo wararkale oo badan...Akhri

W
ararkii Maanta : November 08, 2005 Tuesday Gudoomyaha Baarlamaanka oo maanta soo gaadhay Muqdisho oo wararka oo badan..Akri


Warar kale:Colonel Cabdi Qeybdiid oo ay gacanta ku dhigeen Ciidamada Booliiska Sweden Sidii ay u dhacday qabashadii Col. Qaybdiid
Sawirka:
Wararka maanta 10/18/05

Tobabar in muddo ku dhawaad sedax bilood igu soo sacday Ciidamada Booliska Soomaalaya Dalka Uganda     Oct 18, 2005 Muqdisho.Soomaaliya- Xeritaankii Tababarkan ayaa waxaa ka soo qeybgalay Mas’uuliyiin kala duwan oo ka kala socday Dowladda KMG ah, Maamulka G/Sh/Dhexe, Hay’adda UNDP iyo marti sharaf kale, waxaana halkaasi laga soo jeediyey hadalo kala duwan oo ku aadan tababarkaasi (Akhri)

moh2005sshda2.JPG (284150 bytes)Shirkii 6aad Ee Hay'ada SSHDA...new
Maalinimaddii July 4, 2005 waxaa ka dhacay magaalada Washinton DC ee wadanka maraykanka shir ay soo abaabushay shirkada SSHDA, shirkaasi waxaa beelaha gabooye uga qayb galay Maxamed Adam Xiirey.(Akhri)

Gabadh si foolxun loo faraxumeeyay Deeqo Max’ed Muuse oo ah gabar Soomaaliyeed oo 18-jir ah oo daryeel caafimaad loo keenay Magaalada Muqdisho dhawaan, ayaa xiligaan waxay quudka ku ###### Suuliga (Musqusha) dhexdeeda, sababo la xiriiira markii la isku furay labada marin ee kaadida iyo saxarada awgeed oo wixii ay ###### kuma hakanayaan, Deeqo ayaa waxaa tacadigaan u gaystay 4-nin oo reer Miyi ah.(Riix)

Maryan Mursal Ciise: : Fannaanadii  iyo Gabadhii soomaliyeed ee ugu horeysay ee noqotay Taksi wade  (MARYAN MURSAL CIISE:  Haweenku wey gaari karaan wax kasta oo ay rabaan, xitaa haddii ay doonayaan in ay noqdaan Taksi wadayaal (Taxi Drivers) (Riix Halkan)

Wararka Maanta : November 07, 2005 Monday Pro.Geedi oo shirgudoomiyay shir ka dhacay villa soomaliya oo ay ka soo qayb galeen wasiiro u badan waftigii Jowhar ka yimid, shirkaasi waxaa ka so baxay go'aano ka dhan ah wasiirada hubaysan ee Muuse Suudi iyo Maxamed Qanyare..(Akhri)

Warar Deg-Deg ah:November 06,2005. Injineer lagu diley Diinsoor,Raysar wasaaraha dowladda ku meel gaarka ah oo dil ka badbaaday...iyo warar kale(akhri)

Wararka Maanta : NOvember 06, 2005 Xildhibaano iyo mas'uuliyiin kale oo Sweden ah oo maanta kasoo dagay Gaalkacyo....Iyo wararkale..Akhri

Wararka Maanta:November 1th, 2005  Dowladda ku meel gaarka ah oo ku biirtay dagaalka lagaula jiro hargabka shimbiraha ku dhaca...(iyo warar kale oo badan)

Wararka Maanta:Oct,30th 2005 
Gudoomiyaha B/lamaanka Soomaaliya Shariif Xasan.Sh/ Aadan oo Si weyn loogu soo dhaweeyay Garoonka Magaalada Nairobi...(iyo warar kale)

Wararka Maanta:Oct,29th 2005
MadaxWeynaha Dowldda federaalka Somaliya Mudane  C/llaahi Yuusuf Axmed Oo lagu wada in uu gaaro magalada Kismaayo..(iyo warar kale)

Wararka Maanta:10/28/05  Kenya oo ka mamnuucday diyaaradaheedu inay ku dagaan Dayniile iyo Garoonka Marka iyo warar kale oo badan..(Akhri)

Wararka maanta:10/25/05 Diyaarada tagaya soomaaliya oo lagu soo rogay in ogolaansho ay ka keensadaan DFKMG.
 
Wararka Maanta:10/25/05
Wakiilka Q.M u qaabilsan arrimaha soomaaliga Francois Fall oo magaaladda Jowhar kula kulmay madaxwayne C/llahi Yusuf....

Wararka Maanta:10/23/05   Markab hub u siday Soomaliya oo lagu qabtay badda cumaan..

Wararka maanta:10/22/05  Abwaab Yam-Yam oo maanta ku gooryooday shil baabuur iyo warar kale..(Akhri)


Shiikh Indha-Cadde “Warbixintii Qaramada Midoobey waxay ahayd mid xaqiiqda ka fog haddii aan nahay Maamulkana waxaan dagaal kula jirnaa Beerisa Xashiishka sidaa waxa uu ka sheegay shir jaraa'id uu

wararka maanta:
Shir jaraa'id oo shalay ka dhacay magaaloyinka Baladwayne iyo Jowhar oo si weyn uga hadlay buug lagu waxyeeleyey jiritaanka beelaha Jareer-wayne 10/20/05


wararka iyo Maqaallada Laga Qoray Xariga Qaybdiid

»Imaamka C/llaalhi Rooble “xariga Cabdi Qaybdiid..
»Shaqsiyaad Soomaali-yeed oo u ololeenaya sidii loo..
»imaan Xasan Jiirow “xariga Cabdi Qaybdiid Wuxuu..
»Cabdi Qaybdiid oo gaashaanka ku dhiftay Eedeymihii
»Banaanbax looga soo horjeedo Xariga Qaybdiid
»Dowladda Federaalka oo ka hadashey Xariga Qaybdiid..
»Safaarada Sweden ay ku leedahay Nairobi oo laga dalbadey.
»Video ay soo bandhigtay shabakada aftonbladet..
»Warbixin kusaabsan xarigga Cabdi Qaybdiid...
»Haku waana qaateen ragii ku xadgudbey bulshada
»Qoraal: Golaha Badbaadinta Shacabka J/Hoose..
»
Qaybdiid oo Jeegada la Qabtay iyo Koneylka oo..
iyo qoraalo kale ka oo la xiriira ... akhri halkan. GUJI Oct 19 05

SHirkii labaad ee beesha Siciidkuul MaxaadBarre oo ku dhamaaday si guul ah...(Akhri)

Wareeysi  aan la yeelanay macalin c/qaadir xuseen cali oo taabanaya dhinaca wax barashada caruurta beesha gabooye ee punt-land.

Salaan-guud iyo taageerid mahdi cismaan Buuri
Waxaan dhamaan salaan diiran u soo jeedinayaa bahada Gabooy.com. Iyo dulmane@com weliba  dhamaan beesha Gabooye meel kasta oo ay joogaanba....(Muxuyadiin)


Fursad la rabo inay beelaha gabooyu ka faa'idaystaan si ay ugu soo bandhigaan dhibaatooyinka lagu hayo ergayga gaarka ah ee qaramada midoobay(Dr.Ghanim Alnajjar)...Akhri


 Ma Ogtahay Akhriste  Ma ogtahay maalintii ugu dhoweyd ee ay Soomaaliya soo ceshan lahayd dhulkeeda Somali Galbeed ee ay dawladda Itoobiya ka haysto ay ahayd  dagaalkii 1977.

 
Suldaan daakir Xassan Qaliif oo Shir Jara'id uu maanta kuqabtey Magaalada BUuhoodlle ee Gobolka ceyn  Halkan ka dhageyso qayb ka mid ah hadaladiisii

Xero Xaqooti oo ku taal muqdisho oo dad lagu xasuuqay Xero qaxooti oo ay ku lahaayeen qaar ka mida beesha Eyle Muqdisho oo xalay /081105, dad lagu xasuuqay....(Akhri)

Dhismihii Xabsiga Buuhoodle Oo Saaka La Dhaqaajiyey. Iyadoo  muddooyinkii ugu danbeyey laga waday Gudaha Buuhoodle iyo Dibadda Dhaq-dhaqaaqyo xooggan oo loogu Halw galayo dhismaha Jeelka Buuhoodle ayaa saaka si rasmiya loo Bilaabay(Riix halka

Canshuur Qaadaha ugu Da'da Weyn Ee Deegaanka Buuhoodle Bile Xirsi ( Radiossc.net) Canshuur Qaadaha ugu Da'da  Weyn  Ee Deegaanka Buuhoodle Bile Xirsi (Radiossc.net )

Suldaan Daakir oo ka hadlay School cusub oo laga furey Buuhoodle oo loo bixiyay "GATEWAY"

Bayaan ay soo saareen qayb ka mida Gabooyaha Hargaysa
Beesha Gabooye ee Hargeysa ayaa si adag u dhaleeceeyay xukun Maxkamadda Gobolka Hargeysa shalay dacwad dil ah oo uu ku eedaysnaa Askari ka tirsan Ciidanka Jamhuriyadda Somaliland.
(Akhri)

Canbaarayn Beesha Yibreha Ee Xukuumada Somaaliland..(Akhri)
Beesha yibraha waxaan cabashadeyada u direynaa dhamaan mudanayaasha kor ku qoran iyadoo sababo.. (Riix halkan)

Gudoomiyaha Gobolka Cayn oo magacaabay Gudida isku dubaridka dhismaha Jeelka Gobolka.(Akhri)

Xuquuqda muwaadiniinta Soomaaliyeed waa mid siman..new
Ummadda Somaaliyeed ee Muslinka ahi waa Dad Walaalo ah waana kuwo u aaminsan Diinta Islaamka
..(Akhri)

Xisaabihii Buuhoodle oo xilkii laga qaaday..new Buuhoodle(Alputland)- Xafiiska wasaaradda maaliyadda ee Magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn waxaa ka dhacay xaflad ay xilalka..(Akhri)

umaddan gabooye waa umadd in badan lagu hayey dhibatooyin aan qoraal lagu soo koobi Karin oo nooc kastaba isugu jirta balse (Akhri)

Gabadh si foolxun loo faraxumeeyay
Deeqo Max’ed Muuse oo ah gabar Soomaaliyeed oo 18-jir ah oo daryeel caafimaad loo keenay Magaalada Muqdisho dhawaan, ayaa xiligaan waxay quudka ku ###### Suuliga (Musqusha) dhexdeeda, sababo la xiriiira markii la isku furay labada marin ee kaadida iyo saxarada awgeed oo wixii ay ###### kuma hakanayaan, Deeqo ayaa waxaa tacadigaan u gaystay 4-nin oo reer Miyi ah.(Riix)

Warbixintii ay soo saartay hay'ada Xuquuqda aadanaha ee FARHO
Heyada u dooda xaquuqda aadanaha ee magaceeda la yiraahdo
FAANOOLE  HUMEN RIGHT ORGANIZATION ee ka jirta gobolada jubooyina ayaa soo saartay (Riix)

Bayaankii Culuma-Udiinka Ee Laascaano Culimadii ka qayb qaadatay nadwadii koowaad ee cilmiga ahayd ee ka socotay magala laascaanood 5-12/7/200. Waxa culimada kaga aadan waxay soo saareen bayaankan: (Riix)

Ujeedooyinka Dulmane  Salaan ka dib walalayaal aad iyo aad baanu idiinka mahadcelinaynaa booqashadda aad soo booqateen boggan Dulmane.com.waxaanu jecelnahay inuunu idin faahfaahino ujeedooyinka loo aasaasay Dulmane.(Riix halkan)

Xafladii Caleema Saarka Garaad Salebaan Buraale Aw Aaden  Xaflad balaaran oo loogu caanoshubayey Garaad Saleebaan Buraale  oo ka dhacdey magaalada xagar bur buris ee dgobolka   Cayn  Kadaawo Masawiradii oo ay ka muuqdaan Suldaan Daakir Xassan Khaliif iyo Garaado Sharaf mudan oo kale Xagarburburis (Radiolascanod)

Maryan Mursal Ciise: : Fannaanadii  iyo Gabadhii soomaliyeed ee ugu horeysay ee noqotay Taksi wade  (MARYAN MURSAL CIISE:  Haweenku wey gaari karaan wax kasta oo ay rabaan, xitaa haddii ay doonayaan in ay noqdaan Taksi wadayaal (Taxi Drivers) (Riix Halkan)

Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogto. Annagoo ah Qurbo jooga Beelaha la haybsooco ( Dulman ) waxaan ka soo horjeednaa is magacoowgii ay sameeyeen oday dhaqameedyo ku shiray Muqdisho  (Riix halkan)

Ra"iisal Wasaaraha  Pr: Ali Geedi ayaa dhawaan magacaabey wasaarada daryeelka bulshada iyo xaquuqda Insaanka, booskaasna waxaa loo magacaabey Xuseen Ceelaabe Faahiye, oo ah Nin Waayo arag ah, Muddo dheerna Saraakaal Dowladeed ahaa,  (Riix halkan)

Mudane-Ra,iisal Wasaarre iyo Mudane-Wasiir, Arrinta Quursigga iyo Xuquuq Duudsigga ayaa ah Arrin Sumcad Xumo iyo Dhaawac Weyn ku ah Jiritaanka,  Qaranimadda Ummadda iyo Dalka Somaaliyed, Iyadoo Aduunyadda inteeda Badan laga Tir-tiray Dhammaan Noocyadda Cunsuriyadda iyo Falalka ka Soo Hor-jeedda Xuquuqdda Dadka Alle Abuuray Isla markaana Xuquuqdooda Simay, Maadaama Ummadda Somaaliyeed tahay Muslin Buuxa waa in La Raacaa Sidda Diinteenu Dhigeeyso, Adoonsigga, Quursigga, Dulmigga, Baadilka iyo(Riix Halkan)

Amnesty appeals for release of "Gaboye" demonstrators

 

DULMANE


Suldan daakir











Hoyo WAris Warsame


Khudbadihii Shirweynihii 6aad ee hay'adda SSHDA: Maxamed Adan
ka dhageyso halkan

^^  KOR  KU NOQO ^^
Copyright©Dulmane.com
Email :