
Halkan ka dhageyso
Madaxweynaha Somaliland mudane: daahir riyaale
kaahin ayaa waxaa uu xilka kuxigeenka jagada
xuquuqul iinsanka qaran
Somaliland nin ka soo jeeda beelaha
gabooye.
Haddaba
degrato uu
ku saxeexan
yahay
madaxweyne
daahir
rayaale
kaahin u
qorneyd
sedan:
Ku
mudane:
Axmed
Yuusuf
Xusseen
Gudoomiyaha
komishanka
xaquuqul
Aadamaha ee
qaranka
Og: mudane:
Xassan Sh.
max"ed Aw
cali
Gudoomiye
xigeenka
komishanka
xuquuqda
Aadamaha ee
qaranka
Og: mudane:
Axmed Xassan
Cali
Casoowe
Wasiirka
Wasaarada
Cadaalada
Ujeedo:
Magaacbid
Gudoomiye
xiggeenka
Komishanka
Xuquuqda
Insaanka
Mudane:
Markaan
arkey
aqoonta iyo
waayo
aragnimada
Mudane:
xassan Sh.
Max,ed aw
cali
Iyo codsiga
Odayaasha
iyo
Masuuliyiinta
Beelaha
gabooye,
Markaan
arkey
baahida loo
qabo in
gudoomiye
xigeen loo
magacaabo
komishanka
xuquuqul
iinsaanka
qaranka,
Waxaan
gartay, in
Xassan Sh,
Maxed Aw
cali
uu ahaado
Gudoomiye
kuxigeenka
komishanka
xuquuqda
Aadamaha ee
qaran
jamhuuriyada
Somaliland.
Gudoomiyaha
Komishanka
Xuquuqda
Aadamaha ee
Qaranka,
waxaa
farayaa in
aad ku
hawlgaliso
xilkaan u
soo
magacaabey.
Allaa Mahad
Leh
Daahir
Rayaale
Kaahin
Madaxweyanaha
JSL
Haddaba
waxaanu
magacaabistiisa
kadib
wareysi la
yeelanay
mudane:
xassan
sheikh
max,ed
Waxaanu
wareysigu u
dhacay sedan
ee dhageyso
Halkan ka
dhageyso
Dulmane
hargeisa
Office:
Dulmane
Hargeisa
Office:
Barkhad jama
hirsi
Email:
Midgaanyare@hotmail.com
|