Ururka
waayo arag
oo ah urur
ka shaqeeya
arimaha
ciyaaraha
ayaa waxaa
uu xalay oo
taariikhdu
aheyd
17/10/09
gudoonsiiyey
qalabka
ciyaaraha
gaar ahaan
kuwa kubada
cagta
naadiyo afar
ah oo ka
dhisan
xaafada
daami ee
magaalada
hargeisa.
qalabkan
ayaa waxaa
uu ka kobnaa
kubado iyo
allaabo
kale.
haddaba
waxaa ugu
horeynba ka
hadley
madasha
xafladan la
kala wareegi
ahi ka
dhacdey oo
aheyd
hadhwanaag
hotel
gudoomiyaha
ururka waayo
arag mudane:
axmed cali
xussen mr:
axmed
sawaaxili
kaas oo ka
warbixiyey
wakkhtiga la
aasaasey
ururkooda
iyo sababaha
loo aasaasey
mudane:
sawaaxili
ayaa waxaa
uu kula
dardaarmey
dhamaan
naadiyadii
ama kooxihii
kubada cagta
ee reer
daami iney
kalsooni
buuxda
siiyaan
naftooda iyo
xirfadooda
waxaanu
ballanqaadey
in marwalba
ay isla
barbartaagi
doonaan hiil
iyo hoobo,
iyadoo
haddaba dad
aad u badani
ka hadleen
madasha ayaa
waxaa
isaguna
dhinaciisa
ka hadley
gudoomiyaha
naadiyadan
mudane:
liban osmael
waxaanu
liibaan
mahad aad u
balladhan u
jeediyey
ururka waayo
arag isagoo
ku amaaney
sida
sharafta iyo
karaamadu ku
dheehan
tahay ee ay
u
qadarinayaan
naadiyadooda
waxaana
dhalinyarada
xalkaas lagu
daawadsiiyey
film ka
hadlaaya
ciyaarta
kubada cagta
iyo
xirfadaheeda
kala duwan
mr: cali
fagaase oo
ku magac
dheer Mr:
Heat oo ahaa
tobabare aad
u
heersareeya
kuna soo
jiray kubada
cagta mudo
gaadheysa 28
sanno ayaa
kalmad
qaaliya ka
yidhi
madasha
isagoo kula
dardaarmey
dhamaan
beelaha
gabooye iney
naftooda
galiyaan
kalsooni
buuxda
waxaanu
tobabaruhu
amaaney
dhalinyarada
iyo maamulka
ururka waayo
arag,
ugu
danbeyntii
waxaa bartaa
lagu
gudoonsiiyey
shahaado
sharaf aad u
qiimo badan
maamulka
ururka waayo
arag,
waxaanu ku
dhamaatey
xafladin
jawi farxad
iyo wanaag
badan ka
muuqdo
naadiyada
loo qeybiyey
qalabkan
ciyaaraha
ayaa waxa ay
kala
ahaayeen
1: Al
Amiir Club
2: Quba Club
3: Shube
Club
4: Gorgor
Club
Dulmane
Hargeisa
Office:
Barkhad jama
hirsi
Email:
Midgaanyare@hotmail.com