uldaan
Ciid C/laahi
Xirsi oo ah
Suldaanka
guud ee
beelaha
gabooye ayaa
waxaa uu
shahaado
sharaf
gudoonsiiyey
madaxweyne
daahir
riyaale
kaahin
shahaado
sharaftan
ayaa waxa ay
kadanbeysay
kadib markii
xukumada
madaxweyne
mudan:
daahir
riyaale
kaahin u
magacowday
safiirka
dalka
newzealand
ambassador:
cabdi xassan
faarax buuni
oo ka soo
jeeda
beelaha
gabooye
gudoonsiinta
shahaadadan
ayaa waxa ay
ka dhacday
qasriga
madaxtooyada
somaliland
maalintii
jimcihii
haddaba
waxaanu wax
ka waydiiney
sababta
shahaadanan
loo siiyey
madaxweynaha
suldaanka oo
ahaa
shaqsiga
bixiyey?
Waxaanu
suldaanku
yidhi dhab
ahaantii
waxkastaba
waxa ay
leeyihiin
sabab
ujeedada
uugu weyn ee
shahaadananina
waxa ay daba
taalaa
magacaabista
safiirka
waxaanan
filayaa iney
wax badan is
badali
doonaan
mustaqbalka
dhow
Suldaanka
ayaa waxaan
markale
waydiiyey
dareenkiis
iyo
aragtidiisa
ku wajahan
isbadalka
siyaasiga ah
ee xukumada
madaxweyne
riyaale u
muujineyso
beelaha
gabooye?
Waxaanu
sudlaanku
yidhi isagoo ka
jawaabaya
dareenkiisa
dhab
ahaantii aad
ayaa u
sareeya
dareynkeygu maadaamo wax
badan
|

madaxweyne
daahir
riyaale
kaahin
& Suldan
Ciid |
isbadalayaan
sidaad
adiguba
idhagaaha ku
aragto
takale ah i
gadiga
siyaasada
somaliland
ee ku
wajahan
beelaha
gabooye dhab
ahaantii
waxaa wax
horey loogu
baahnaa iney
dhacdo
waxaanan u
soo
jeedinayaa
dhamaan
bulshada
beelaha
gabooye iney
u mujiyaan
taageero
buuxda
safiirkooda
Aqoonyahanada
beelaha
gabooye ee
qurbaha
joogana
waxaan
leeyahay
kaalaya
dalka oo
dadkiina wax
u qabta
Haddaba
waxaa
dhawaanahan
saxaafada
somaliland
si ba,an
carabka uugu
haysaa
safiirka
newzealand
isagoo la
yimid dalka
dardar aad u
sareysa taas
oo aan horey
looga baran
safiiradii
hore
Su'aasha
iswediinta
mudani waxaa
ay tahay
beesha
caalamka ee
somaliland
ictiraafka
ka
naawileysaa
ma u soo
istaagi
doontaa
tallaabadan
cususb ee
siyaasiga ah
ama se ma
keeni kartaa
ictiraaf
kaamil ah oo
somaliland
hesho?
Hargeysa
dulmane
office:
Barkhad jama
hirsi