Ururka Quba
Welfare
Organization
ayaa waxaa
uu ka
hirgaliyey
xaafada
daami ee
magaalada
hargeisa
madarasadii
4aad ee sida
khaaska ah
ay wax uugu
baranayeen
beelaha
gabooye.
Madarasadan
4aad ayaa
waxa ay ka
kooban tahay
3 fasal taas
oo ay
haddaba
dhigtaan ku
dhawaad ilaa
iyo 125
ardey kuwaas
oo isugu
jira wiilal
iyo gabdho.
Horey ayaa
waxaa u
jiray sadex
goobood ama
madarasadood
kuwaas oo ku
dhawaad
galin hore
iyo mid
danbaba ay
dhiganayeen
900 oo ardey.
Furitaanka
madarasadan
cusub ayaa
waxaa soo
dhaweeyey
danyarta
xaafada
daami kuwaas
oo si weyn
uugu
riyaaqey
iyadoo
waxbarashada
guud ahaan
madaariskani
tahay mid
bilaash ah.
Wareysi aanu
la yeelaney
maamulaha
guud ee
madaariska
Quba ayaa
waxaa uu noo
sheegay iney
hadda wadaan
masaajido
kale iyo
macaahid
waaweyn oo
ay uugu
tallo galeen
danyarta
xaafada
daami.
Dulmane
Hargeisa
Office
Email:
Midgaanyare@hotmail.com
Dhageyso
wareysiga Sufyaan
Hargeisa
Dulmane
Office