 |
 |
|
|
 |
|
kutubtii |
 |

Ardayda
Dhigata
madarasada |
|
Xildhibaan
ka tirsan
Barlamanka
S/land oo
Afar boqolo
Kitaab u
Qeybiyey
Ardeyda
Madaariska
QUBA
Madaariska
Quba oo ah
Madaariska
1aad ee sida
xooga ah wax
uuga bartaan
dhalinyarada
Beelaha
Gabooye ayaa
waxaa
maalinba
maalinta ka
danbeysa ku
soo
qulqulaaya
Madaxda kala
duwan ee
dalka iyadoo
Hurumar aad
I fiican ay
samey nayaan
Madaariskaasi
sida
waxbarasho
tayo leh
islamarkaasna
Bilaash ah
barxado aad
u qiimo iyo
qurux badan
oo ay
indhahaagu
ku
doogsanayaan
iyo Ardey
shacni iyo
wanaag ka
muuqdo.
Haddaba
waxaa kutub
tiradoodu
gaadheyso
400 oo
kitaab u
qeybiyey
Ardeyda
Agoonta iyo
danyerta
isugu jirta
ee
Madarasada
Quba,
Xildhibaan
ka tirsan
Baarlamanka
S/land,
Xildhibaankan
oo laga soo
doortay
Gobolka
Saaxil
magaciisana
la idhaahdo
Aadan Xaaji
Diiriye
kana soo
baxay
Xisbiga UDUB
ee
talada haya
ayaa waxaa
uu ka soo
qeybgalay
xaflad aad u
balaadhan oo
loo sameyey
Munaasibada
qeybinta
kutubtaas.
Ugu
horeynba
waxaa
halkaas ka
Hadley
Maamulaha
Madaariska
Mudane:
Najax
Xussein
Xariir oo si
kooban uuga
waramey
marxaladihii
Madaarisku
soo mareen
iyo xaga ay
manta
marayaan
isagoo
bartaana
uugu
mahadnaqey
cid kasta oo
gacan ka
geysatay
Abaabulkii
lagu dhisay
Madaariska
iyo
hurumarinta
Madaariska.
Waxaa isna
sidoo kale
hadal aad u
qiimo badan
oo ay
ladhaceen
dadkii ka
soo
qeybgalay
xafladaasi
halkaas ka
soo jeediyey
Gudoomiyaha
Ururka Quba
Welfare Org
Mudane:
Maxamed
Mouse Nour
(Abu sufyaan)
Waxaanu Abu
sufyaan ka
Hadley
Arimaha
Quudhsiga
iyo
kaalimaha ay
kaga jiraan
Nolosha
Somaliyeed
Beelaha
Gabooye
isagoo ku
amaaney
Farshaxanimadooda
iyo
xadaaradahooda
kala duwan
sida
Luuqadooda
ee la
idhaahdo buu
idhi
Baaqdanka.
Ugu
danbeyntiina
waxaa uu
kula
dardaarmey
in ay
Beelaha
Gabooye ka
baxaan
jeelka bilaa
askariga ah
ogaadaana in
Gabooye
Madaxweyne
noqon karo,
aqbalina in
laga sareeyo
quusna ayna
muujin waayo
quusta
laftirkeeda
jab ahbuu
yidhi.
Waxaa uugu
danbeyntii
hadalka soo
xidhay
Xildhibaan
Aadam iyadoo
xildhibaanka
kahona ay
halkaas ka
hadleen
waalidiin
Sallaadiin/Odayaal
Aqoonyahano
iyo waliba
qaar kamid
ah ardeyda.
Waxaanu
xildhibaanku
ugu horeynba
habalyeeyey
wanaaga iyo
quruxda ay
dhalinyarada
wadaadada
ahi ku soo
kordhiyeen
xaafada
Daami
iyadoobuu
yidhi
xildhibaankuu
Beelaha
Gabooye qani
ku ahaayeen
Fankii
Somaliyeed
maanta waa
wax
lagu farxo
in la helo
Dhalinyaro
aad codkoodu
kuu yaab iyo
cayabba
galinaayo
waayo
waxyaaba
Alle sw ku
galadeystay
Beelaha
Gabooye
waxaa ka mid
ah Sowdka
waxaanu ugu
danbeyntii
xildhibaanku
xalkaas ku
gudoonsiiyey
kutubtii iyo
jaa'isado
kale
Ardeydii
Madaariska,
Haddaba
Su,aasha
isweydiinta
Mudani waxa
ay tahay
Akhriste
Guusha Obama
tusaale ma u
noqon kartaa
inuu Midgaan
Madaxweyne
noqdo?
Jawaabteeda
waxaan uugu
tagayaa
Akhristayaasha
Dulmane
Online