Waxaa shalay
oo ay
taariikhdu
ku beegney
20/08/09
maalin
arbaca ah ka
qalanjabiyey
jaamacada
hargeisa
University
labadii
ardey ee
uugu
horeeyey ka
soo jeeda
beelaha
gabooye.
Xaflad aad u
ballaadhan
oo si heer
qaran ah loo
soo
agaasimey
isla
markaana ay
ka soo qeyb
galeen
madaxweyne
kuxigeenka
Somaliland,
gudoomiyaha
barlamanka
Somaliland,
gudoomiye
kuxigeenka
xisbiga
kulmiye,
gudoomiyaha
xisbiga
mucaaridka
ah ee ucid.
Dhamaan
qeybaha kala
duwan ee
bulshada
ganacsatada
dalka
Ayaa waxaa
lagu qabtay
barxada
jaamacada
hargeisa
taas oo ay
tirade
ardeyda
qalanjabineysaa
400
far boqol oo
ardey.
Ayaa waxaa
guul aad u
miisaaman ka
soo hooyey
madashaas
labada ardey
ee kala ah
Mudane:
cabdi axmed
mux,ed iyo
Marwo:
Khadra
ismacil cali
islamarkaana
ka soo jeeda
hayb ahaan
beelaha
gabooye
labadan
ardey ayaa
waxaa ay
noqdeen qaar
aad u soo
jiida
dareenka iyo
shucuurta
beelaha
gabooye
iyagoo
tusaale
wacan u ah
jiilka danbe
ee soo
kacaya iyo
dhamaan kuwa
hadda ku
jira
jaamacada
hargeisa.
Cabdi
axmed
ayaa waxaa
uu
takhasuuskiisa
jaamacadeed
ka dhigay
xisaabiye
Dhinaca ay
khadra
ismaacilna
ka dhigtay
dhaqaale
yahanad
Labadan
ardey ayaa
waxaa ay
noqon
doonaan kuwo
taariikhda
ka gala baal
dahab ah
haddaba
iyadoo ay
suuro gal
noo noqon
weyday
inaanu
waraysi la
yeelano
khadra buuqa
iyo
cidhiidhiga
ka jiray
jaamacada
darteed ayaa
waxaanu
jaanis u
helnay cabdi
axmed
waxaanan ka
wareysaney
dareenkiisa
iyo sida uu
u arko
darajadan
maanta la
huwiyey?
Waxaanu
yidhi cabdi
Aad ayaan
dhab
ahaantii u
faraxasnahay
waxaanad
dareemi
kartaa
miisaanka
culus ee u
fiilay waayo
waxaan
maanta
noqday nin
qaran oo
martabad u
xanbaaray
dadkii
waxaana la
iga filayaa
halgan iyo
wax qabad
badan oo aan
dadkeyga u
muujiyo,
Mar waxaan
dareemayaa
farxad marna
waxaan
dareemayaa
culeys I soo
fuuley
Markaan
faraxada
dareemayo
waxaa weeya
maanta
laakiin
markaan
culeyska
dareemayaa
waa bari oo
la iiga
fadhiyo
inaan soo
saaro
aqoonyahano
umada
xaqeeda iyo
xuquuqdeeda
soo dhiciya
taasna waxaa
ay u baahan
tahay fakir
aad u
ballaadhan
iyo dadaal
waxaanan
Alle ka
rajeynayaa
inaan
xilkaas ka
soo baxo,
Dhinaca kale
ayaa wax ay
labadan
ardey dareen
saa,id ah ku
reebeen
bulsha
weynta
Somaliland
iyagoo
indhaha
dadka aad u
soo jiitay
waayo hore
looguma arag
Somaliland
arinta
oo kale
waxaana lagu
darayaa
mucjisooyinka
Somaliland
ka dhacay
sanadkan,
Waxaanu
qoraaladayada
danbe
idiinku soo
gudbindoonaa
sooyaalka
taariikheed
ee labadan
ardey.
Hargeisa
Dulmane
office:
Barkhad jama
hirsi
midgaanyare@hotmail.com