HOME | ABOUT US | SUGAANTA| GUEST BOOK | OPINION |

 Hogaanka Sare ee beelaha Gabooye iyo Abwaan Yousof Shaer oo hambalyo u diray Labadii ardey ee ka qalanjabiyey Jaamacada hargeisa!

Text Box: Khadra Yusuf Cige
 
 
 
 
 
 
 

BAahmed ugas, abdi xasan &Suldan Dakir

Abwaan Yousuf Osman Abdulle Yousof

 waxaa si is daba joog ah u soo gaadhaya xafiiska Dulmane ee magaalada hargiesa maqaalo hambalyo ah oo lagu maamuusayo labadii ardey ee dhawaan ka qalanjabiyey jaamacada hargeisa.

haddaba waxaa maqaalkii uugu danbeeyey naga soo gaadhey hogaanka sare ee beelaha gabooye oo kala ah.

1: Boqor: Axmed ugaas iimaan warsame oo ah boqorka guud ee beelaha gabooye

2: Ambassador: Cabdi xassan farax oo ah safiirka newsealand u fadhiya somaliland

3: Suldaan: Daakir Xassan khaliif oo ah sallaadiinta uugu magaca weyn beelaha gabooye

4: Abwaan Yousuf Osman Abdulle Yousof Shaer oo isaguna ah abwaanada da,da yar ee sugaantooda loogu jecel yahay somalia isla markaana ah abwaankii uugu horeeyey ee ka gabya qadiyada beelaha gabooye.

Waxaaney masuuliyiintani iyagoo ku hadlaaya magacooda iyo kan umada ay masuulka ka yihiinba leeyihiin waxaanu hambalyo iyo boogaadinba u diraynaa wiilkii iyo gabadhii dhawaan ka qalan jabiyey jaamacada hargeisa iyagoo soo hooyey arin guul u ah umada beelaha gabooye aheydna mid farxad iyo xusuus mudan waxaananu leenahay noqda kuwii dalkooda dadkooda iyo diintooda anfaca. 

Hargeisa Dulmane Office:

Barkhad jama hirsi

Email: Midgaanyare@hotmail.com
 

Wiilkii iyo gabadhii uugu horesay ee ka soo  jeeda beelaha gabooye ayaa ka  qalan jabiyey jaamacada Hargeisa

Daabaco Boggan | Print

Copyright©Dulmane.com Email : webmaster@dulmane.com