 |
 |
 |
 |
 |
|
Ardayda
Dhigata
madarasada |
|
Abwaan
max,ed
ibraahim
warsame (Hadraawi)
oo kamid ah
abwaanada
uugu waaweyn
Somalia ayaa
waxaa uu
booqosho ku
yimid
madaariska
Quba ee ay
dadka
laheyb_sooca
ku bartaan
diinta Alle
iyo
barashada
sunadda
nabiga NNKH
Madaariskan
ayaa waxa ay
ka kooban
yihiin sadex
qeybood oo
ku yaala
xaafada
daami ee
magaalada
hargeysa.
Tirada
ardeyda wax
ku barata
ayaa waxaa
ay tahay mid
hada ku dhaw
950 ardey oo
isugu jira
wiilal iyo
gabdho
Madaariskan
ayaa inta
badan waxaa
wax kabarta
beelaha ay
somalida
xaqirto ama
ay yasto ee
loo yaqaano
gabooyaha.
Haddaba
abwaan
Hadraawi
ayaa waxaa
uu saaka ku
yimid
booqasho
madaariskan
ayadoo loo
soo
dhaweeyey si
heer qaran
ah oo ay
ardeyda iyo
maamulka
madaarisku
ku soo
dhaweeyeen
caaleemo
qoyan iyo
tayada
waxbarshadooda
sida
qur'aanka
kariimka ah
axaadiista
rasuulka
nashiidooyin
iyo
barnaamijo
aad xiiso
iyo qosol u
lahaa oo
lagu
cabiraayey
kalsoonida
uu abwaanku
u muujiyo
guud
madaariska
quba.
Abwaan
hadraawi oo
ka hadlaaya
horumarka
iyo wanaaga
u qabsoomey
madarasadan
iyo dadka
laheyb_sooco
ayaa isagoo
qoslaaya
waxaa uu
yidhi waxaa
la joogaa
wakhtigii
aan
saadaalin
jiray maasha
Allaah,
Isagoo
abwaanku la
dhacay
habkii
wacnaa eeay
ardeydu u
soo
dhaweysan
ayaa waxaa
uu yidhi in
badan ayaad
samreyseena
hada waa
wakhtigii
talada
Somali
gacantiina
galaysay
laakiin waa
hadaad
wadaan
wanaagan iyo
horumarkan.
Abwaan
hadraawi oo
hadalkiisu
ahaa mid aad
u dheer ayaa
waxaa uu
balan qaaday
inuu hiil
iyo hooba la
garab
galidoono
madaariskan
isagoo uugu
baaqey
bulshada
somalilland
iyo kuwa
somaliyeedba
iney wax tar
u muujiyaan
ardeyda
madaariskan
dhigata
iyadoo
waxbarsahada
madarasaduna
tahay
bilaash,
Maamulka
madaariska
iyo ardeyda
madaariska
ayaa
mahadnaq u
soo jeediyey
abwaan
hadraawi
iyagoo ku
amaaney sida
qiimaha leh
ee uu u
yimid
madaariskooda,
Maaha markii
uugu
horeysay ee
abwaan
hadraawi
yimaado
madaariskan
iyadoo
kolhoreyna
uu yimid mar
uu
macalimiinta
dhigta
madaariska u
raadinayaayey
mushaharkooda
isagoo ku
soo
guuleystay
mudo 7
billod ah,
Uugana soo
ururiyey
jaaliyadaha
dibada sida
Canada iyo
qaar kale
forumyo oo
ku qabtay
dalalkaas
dulmane
Online
hargeysa
office
Email:
midgaanyare@hotmail.com