aflada
aad u qiimo
badan oo
lagu qabtey
Madaariska
Quba ee
beelaha
gabooye kuna
yaala
Magaalada
Hargeysa ee
xaafada
Daami ayaa
waxaa ka soo
qeyb galay
Madaxda kala
duwan ee
Beelaha
Gabooye sida
Sallaadiinta,
Siyaasiyiinta,
Aqoonyahanada,
iyo dhamaan
qeybahaha
kala duwan
ee Bulshada.
Ugu horeyba
waxaa
halkaas ka
hadley
Maamulka
Madaariskaas
Mudane:
Najax
Xussien
Xariir
waxaanu
warbixin aad
u qiimo
badan ka
bixiyey
habsami u
socodka
Madaariska
waxaanu uugu
bishaareeyey
dhamaanba
Bulsho
weynta
Beelaha
Gabooye
meelkasta oo
ay ka
joogaan
Caalamka in
maanta wixii
laga bilaabo
Madarasaduhu
yihiin
Bilaash,
iyadoobuu
yidhi tirada
ardeyduna
tahay 700
todoba boqol
oo ardey.
Waxaa
sidoo kale
isna hadal
farxad
quruxiba ku
dheehan
tahay ka soo
jeediyey
madasha
Xaflada
Suldaan
Naasir
Suldaan C/Raxmaan
waxaanu
Suldaanku
mahadnaq u
soo jeediyey
Maamulka iyo
ardeyda
waxbaraneysa
isagoo
Suldaanku
Carabka ku
adkeeyey
Nabad
galyada iyo
wada
noolaanshaha
hadana
hadalkiisu
waxaa uu
ahaa mid ku
saleysan in
la isbarbar
istaago
wanaaga iyo
waaga cusub
ee u
dilaacay
dhamaanba
Beelaha
Gabooye gaar
ahaana kuwa
reer
Hargeysa.
Ugu
danbeyntii
waxaa soo
xidhay
Xafladaas
Wasiir ku
xigeenka
wasaarada
caafimaadka
Mudane:
Mahdi Osman
A/laahi
Buuri
waxaanu ku
bilaabey
hadalkiisa
sallaan iyo
mahadnaq uu
u soo
jeediyey
Maamulka
Madaariska
iyo shacbiga
ka soo
qeybgalay
Xaflada,
waxaa uu
wasiirku aad
iyo aad uugu
nuux
nuuxsaday
shacniga iyo
wanaaga ka
muuqda
ardeyda iyo
sida uu
mustaqbalkoodu
u yahay mid
aad u cad
waxaanu kala
dardaarmey
iney
waxbarashadooda
wataan oo
aaney ka
caajisin
waxaanu ku
dhiiryey
waalidiinta
iney ka
faa,ideystaan
fursadaas
qaaliga ah
ee
waxbarashada
bilaashka ay
tahay waayo
buu yidhi
waxbarashadu
waa sheyga
kaliya ee ay
dadku ku
kala tagaan,
waxaanu aad
uul hadley
beelaha
gabooye iney
hiil iyo
hooba la
barbar
istaagaan
cadceedan
bidhaameysa,
uugu
danbeyntiina
waxaa uu ku
dhiiri
galiyey
shacbigu
iney ka
faa,ideystaan
diwaangalinta
ka socota
dalka
Amnigana
qeybtooda ka
qaataan
Dawladana
waxaa uu u
soo jeediyey
iney u
dhisaan
xaafada
Wadooyin iyo
dhamaan
Social
Serviceka ay
helaan
bulshooyinka
kale, sida
Caafimaadka
iyo
daryeelka
Bulshada.
waxaa uu
hadaba
Wasiirku
qadasho
sharaf uugu
sameeyey
Hotel
Hadhwanaag
dhamaanba
waxgaradka
beelaha
gabooye:
waxaa soo
diyaariyey
Wakiilka
Dulmane ee
Hargeysa: