|

Madaxdii
Dugsiga oo qeybinaysa dharkii |
|

Dharkii oo
dajin lagu bilaabey |
 |
 |
|
Dharkii oo ku jira cartoonadii lagu keeney |
|
Ururka
quba oo ah
urur kamid
ah ururada
ka shaqeeya
arimaha
musaacidaadka
iyo
daryeelka
dadka
danyarta ah
ayaa waxaa
uu dhawaan u
qeybiyey
dadka
danyarta ah
ee dagan
xaafada
daami ee
magaalada
hargeysa
deeq ah
maryo ay
xidhaan
kuwaas oo ku
jirey
karaatoon
qoysaska la
siiyey
bundadaha
maryaha ah
ayaa waxaa
ay ka
koobnaayeen
ilaa iyo 300
boqol oo
qoys mid
kamid ah
dadkaas ayaa
waxaa ay
uuga
warantey
dareenkeeda
barkhad jama
hirsi oo
goobjoog ka
ahaa
qeybinta
deeqdan
waxaaney
tidhi:
Aad ayaan
uugu
faraxsanahay
sida ay noo
taakuleeyaan
dhalinyaradani
waxaanan
Alle uugu
baryayaa
inuu
danbigooda
dhaafo,
Deeqdan
ayaanna
aheyn tii
uugu horeysa
ee ay
bixiyaan
ururka quba
iyadoo
horeyna laga
warqabo iney
dadka
danyarta ah
wax badan u
qabteen
haddii aya
tahay
dhinaca
caafimaadka,
waxbarashada,
daryeelka
agoonta iwm
Max,ed muose
nour abu
sufyaan oo
ah
gudoomiyaha
ururka quba
ayaa
cabiraaya
sida ay
mihiimka u
tahay
gargaarida
dadka
dhaqaalo
xumadu hayso
iyo waxaa ay
ka tidhi
diinteena
suuban ee
islaamku
waxaanu idhi
dhab
ahaantii
wallaal waa
shey aad u
qaali ah
inaad ka
shaqeyso dad
dareenkooda
dhaqaale iyo
kooda
aqooneedba
dhulka ay
taabteen
dareynkeyguna
waa ku niyad
sanahay
aniga iyo
dhalinyarada
ila
shaqeysaaba
waana arin
ay ina
fareyso
diinteena
suuban ee
islaamka ahi
sidaad
darteed ayaa
Alle(SW)
leeyahay
wanaaga iyo
Alle ka
cabsiga isku
kaashada
xumaanta iyo
danbigana ha
iskugu
gargaarina.
Waxaanan
rajeyneynaa
inaanu
dhawaan
tagno
magaalooyinka
berbera
burco iyo
borama
anagoo u
jeedadayadu
tahay inaanu
kormeer guud
ku soo
sameyno
xaaladaha
nololeed ee
beelaha
gabooye
degan
magaalooyinka
Waxaanan
jecelnahay
inaanu ka
hirgalinno
masaajido
iyo madaaris
ay diinta
ilaaheyyee
sharafta
badan ku
bartaan
dadkani.
Waxaa wax
aad iyo aad
loogu farxo
ah dadaalka
ay wadaan
dhalinyarada
wadaada ah
ee magaalada
hargeysa
waana
tallaabo aad
u mihiim ah
waxaana
marag madoon
ah haddii
dadka
gabooye
gacmaha is
qabsan
lahaayeen
iney wax
badan u
qabsoomi
laheyd,
Dulmane
Hargeisa
Office:
Barkhad jama
hirsi
Email:
midgaanyare@hotmail.com