HOME | ABOUT US | SUGAANTA| GUEST BOOK | OPINION |

Fadlan Alle Dartii uugu gargaar wiilkan Naafada ah

Text Box: Khadra Yusuf Cige
 
 
 
 
 
 
 

 Caynaan ahmed ismaaciil waa wiil ardey oo barta xirfada gacanta waxaanu dagan yahay magaalada hargeisa

Caynaan waxaa uu ka soo jeedaa qoys danyar ah islamarkaana aan awoodi karin iney buuxiyaan baahida ardeynimo ee caynaan u baahan yahay.

Haddaba akhristayaal inagoo ku gudo jirna bishii barakeysneyd ee ramadaan jecelnahayna ineynu dhamaanteen u kala dheerayno arimaha kheyriga ah ayaa waxaa mihiim ah ineynu gacan qabano wallaaleheena dhibaatada dhaqaale, caafimaad, nabadgalyeed soo food saarto iyadoo aynu kawada dharagsanahay inuunu ka jirin somalia qaran u tafaxaydan karaya baahida bulshadiisa inta badana waxaa qoysaska somalia dagan ku tiirsan yihiin kuwa qurba jooga ah Alle kheyr ha siiyo waayo waa dad mar walba la garab taagan wallaalahood wixii ay u baahdaan.

Si kastaba ha ahaate caynaan waxaa uu rabaa gaadhi curyaan uu ku tago schoolka kaas oo si dhib yar ku geynaya schoolka gaadhiga caynaan u baahan yahay ayaa waxaa uu yahay kuwa ku shaqeeya chargerka ama dabka ee aan shidaalka ku shaqeyn waxaanu  Waayo kuwa kale waa qaar markiiba ka xumaanaya oo manual ah dhab ahaantiina uu ku dhib mutay

Ugu danbeyntii akhriste fadlan haddii aad jeceshahay inaad waxtar u fidiso wiilkan yar ama aad rabto inaad u iibiso gaadhiga uu rabo iyadoo ramadaantana xasanaadka la isku laba laabayo la soo xidhiidh

Tell: 002522+4424510 ama

Emaill: midgaanyare@hotmail.com

Daabaco Boggan | Print

Copyright©Dulmane.com Email : webmaster@dulmane.com