HOME | ABOUT US | SUGAANTA| GUEST BOOK | OPINION |

 

Boqor Axmed oo ku tilmaamey wax laga xumaado maqaal ay beesha Muuse dhariyo ku qortay webka Dayniile dhegeyso oo akhriso

 


Boqor Axmed Ugaas Iimaan Warsame oo ah Boqorka guud ee beelaha Gabooye

Halkan kadhageyso codkii boqor ahmed
Boqor axmed ugaas iimaan warsame oo ah boqorka guud ee beelaha gabooye ayaa waxaa uu nagu soo booqdey xafiiska dulmane ee magaalada hargeisa.

Boqorka ayaa waxa uu ka hadley maqaal dhawaan ay ku soo qoreen qaar kamid ah beesha muuse dhariyo webka la yidhaahdo daynile kaas oo ay ku dhaliilayeen maamul gaboleedka puntland kuna sheegeen inaaney marnaba xaqoodii siinin beelaha madhibaan iyo tumaaleed dhinaca kalena ay ku tilmaameen iney dawlada somaliland xaqoodii siyaasiga aheyd siisey beesha muuse dhariyo iyadoo laga fahmayo hadalkaas iney beelaha madhibaan iyo tumaaleed aaney aheyd deegaan u dhashay somaliland laakiin ay yihiin kuwa u dhashay puntland isla markaana beesha muuse dhariyo ay iyadu deegaan ahaan u leeyihiin somaliland.

arintan ayaa noqatay mid aad iyo aad uuga cadheysiisey hogaanka dhaqanka ee beelaha gabooye guud ahaan gaar ahaan kuwa degan somaliland waxaana jawaab kulul ka bixiyey boqor axmed oo ah boqorka guud ee beelaha gabooye isla markaana ka soo jeeda beesha muuse dhariyo waxaanu boqorku xaal ka bixiyey maqaalkaas cidii soo qorteyna waxaa uu ku timaamey xilkas iyo munaafiqiin umada kala jabineysa isagoo ka gaabsadey inaanu magaacbin laakiin garanaaya cida soo qortay Dhegayso boqorka oo ka hadlaaya arintan:
  Halkan kadhageyso codkii boqor ahmed

 

Boqor Haaji Muuse: Indhow garad aan waxbaba baran ayaa yidhi waxaan ahay indheer garad:

******

Qoraalkii ninku soo qorey
Puntland Beelo ka Cabanaya Sad Bursi iyo Xukuumada oo la sheegay inay wado Xaqiraad   Dayniile  13/10/09

Daabaco Boggan | Print

Copyright©Dulmane.com Email : webmaster@dulmane.com