Sahal
Cabdi Ibraahim waa wiil yar oo agoon ah isla markaana ka soo
jeeda qoys danyar ah sidaad arkeysaan sahal waxaa uu wax ka
qabaa Cagaha oo uu ka soo gaadhey dhaawac.
Haddaba dhaawaca
wiilkan yare ee agoonka ah ayaa ka dhashay kadib markii uu muday
musbaar muda daxalaystay oo sababay inuu ku curyaamo.
Waxa ay aheyd marki
uu sahal yare dhiganaayey Dugsiga sadex bilood ka hor isagoo bad
qaba laakiin hadda waa digaas arkaya oo madhaqaaqi karaayo
Inaalilaahi wa inaa Ileyhi Raajucuun.
Alle isagaa ka qaadi
karra dhibta haysata wiilkan yare ee agoonka ah waxaanan uugu
baryeynaa inuu caafimaad sareecana siiyo Allaahu ma Aaamiiin.
Saado Diiriye Bide
waa hooyada wiilkan yar ee dhibtu ka haysato lugaha waxaan
weydiiyey sababta ay u geynweydey goobaha caafimaadka?
Waxaa ay uugu
jawaabtay sidan:
Wallaal ciyaalkan aan
heystaa waa agoon camalna gacanta kuma hayyo cid wax iigula
tareysaana ma jirto aan Alle ka aheyn haddii aan awoodayana
aniga ayaa kaa jecel wiilkayga oo mar hore ayaan geynlahaa
goobaha caafimaadka
Waxaanan ka
codsanayaa dhamaan dadka islaamka ah meelkasta oo ay joogaan
iney wax iigu soo qabtaan wiilkan yar waxaanan ku rajo weynahay
in wax la igu soo tarri doono
Haddaba akhriste
haddii aad jeceshahay inaad dar Alle wax uula baxdo
Fadlan wallaal adigoo
mahadsan ka qeybqaado hawshan Kheyriga ah
Kuna soo hagaaji
wixii waxtar ah hooyada wiilkan yar
Saado Diiriye Bide
Ama la soo xidhiidh
Tell: 002522+4424510
Barkhad jama hirsi
Email:
Midgaanyare@hotmail.com