HOME |ABOUT US| SUGAANTA| GUEST BOOK | OPINION |


Yaa Xukunka igu ridey?

Maxay ka yiraahdee reer Minneapolis USA dilkan fooshaxun maxkamad kusheega  ka 
 
dhageyso

Leylo Gureey
Maxkamadu wey ku deg degtay xukunkii qisaasta ahaa  familkii ninka la toorida lagu diley          05,may,06
Taliyaha Maxkamadda
Waxaa na taageero isbaheysiga La D.Argagixisada  waa burcadkii oo maxkamad furatey!!!!!    02,may,06
Maxkamada Makka Al-mukarama oo fulisay dil qisaas ah

Mogadishu 02 May. 06 ( Sh.M.Network) Maxkamada islaamiga ee makka Al-mukarama ayaa maanta ku fulisay dil khisaas Gacan ku dhiigle Horey degmada Waaberi ugu dilay macalin Dugsi Quraan ku yaalay halkaasi, iyadoo goobtii qisaastu ka dhacday ay soo buuxdhaafiyeen dadweyne aad u fara badan.
 

Maxamed Macalin oo isku diyaarinaya in uu dilo ninkii aabihiis dilay

Gacan ku dhiigle Sheekha Cumar Macalin Xuseen

Gacan ku dhiiglaha oo geed lagu soo xirey

Gacanku dhiiglihii oo lagu bilaabay Tooreeydii koowaad oo laga galiyay dhinaca bidix ee qoorta

Gacan ku dhiiglaha oo feeraha laga galiyay tooreydii labaad

gacan ku dhiiglaha oo soo goostay silsiladii markii lagu dhuftay tooreydii 3aad

Gacan ku dhiiglaha oo ku geeriyooday tooreeydiii 4aad ee lala dhacay

Adeerka wiilka fulinaya dilka qisaasta ah, oo rabay in isaga uu qisaasta fuliyo.

Dadkii ka soo qeybgalay goobta ay ka dhacday Qisaasta

Maxkamadda Makka Al-mukarama oo ku taala degmada Hodon.

Sawir Qaade: Max'ed Bashiir
 

Copyright©Dulmane.com Email : webmaster@dulmane.com