KU-GOLAHA ISIMADDA SSC.
KU-GOLAHA CULIMAA,UDIINKA.
KU-REER GARAAD JAAMAC.
KU-CUQAASHADDA BEELAHA SSC.
KU-GOLAHA BADBAADINTA SSC.
KU-AQOONYAHANKA SSC.
KU-DALADAHA BULSHADDA SSC.
KU-DUQA DEGMADDA LAASCAANOOD.
KU-GUDOONKA GOBOLKA CEYN.
KU-GUDOONKA GOBOLKA SOOL.
UJEEDDO;-GEERIDDA GARAAD C/QANI GARAAD JAAMAC.
Iyadoo la wadda
ogyahay in Geeridu xaq tahay aduunkana ku meel gaar
Lagu yahay oo cidi ku waareen, Xukunka iyo Amar Allena
Cadaan yahay, Waxaan Halkan Tacsi tiireenyadeeda leh
halkan uga soo gudbinaayaa Dadka Xurmadda iyo Sharafta
weyn leh ee kor ku xusan oo ah Qeybaha Bulshadda iyo
Hogaanka Maamulka Degaamadda SSC-da iyo guud ahaanba
Bulshadda Qoomiyada Daraawiishta, Anigoo Raxmaanka ka
rajeeynaayaa in uu Janada Ka Waraabiyo
GARAAD C/QANI GARAAD
JAAMAC
dhammaan teena Samir iyo
Imaan
inaga Siiyo,Garaadka ayaa ka soo jeedey Garaad nimada
ama hab Dhaqameedka ugu faca weyn Degaamadda
SSC-da, Xurmo iyo Qadarin weyn ku leh Bulshada
Dhexdeeda.
Waxaan
u soo jeedinaayaa Jaaliyadda SSC-da ee Qurba joogta in
eey Sameeyaan
Tacsiyad Habka Sharecaada Islaanku Dhigeeysto
Waafaqsan oo Laga
Xurmeeynaayo, laguna Xusaayo Doorkii iyo Habkii Wax
Qabad ee uu Ku Caanka ahaa Al-Marxuum Garaad C/Qani
Garaad Jaamac.
****
NAXARIISTII JANO ALLE
HA SIIYO GARAADKA.
Waxaa
Magaaladda Jabuuti ee Dalka Jabuuti Maanta ku
geeriyooday Garaad-C/Qani Garaad Jaamac ahaa
Gudoomiyaha Golaha Isimadda SSC-da, Macag iyo Maqaam
weyn ku lahaa guud ahaan dalka Somaaliyeed,kaalimo
Waaweyn ka
soo qaatay qadiyadaha Ummadda,kuna Sifoobeey Hab Wacan
oo
Dhaqameed, Door Hogaamineed Fiican ku caan baxay, Isla
Markaana Ahaa
Shakhsi Xurmo iyo Qiimo weyn lahaa,Kana Soo jeeday mid
ka mid ah Garaadnimada
ama Hogaan Dhaqameedka ugu Qamiimsan Waqooyiga Bari
iyo
Galbeedba (Reer Garaad Cali).
Anigoo Si weyn uga Tiiranyeeysan
Geeridda Garaadka Waxaan Halkan
Tacsi
uga Soo Gudbinaayaa Qoyskii,Ehelahii,Qoomiyadda
Daraawiishta iyo
Ummadda Somaaliyeedba,Waxaanu
Alle uga Rajeeyneey in uu Janadda ka
Waraabiyo, Qoyskii Iyo Guud
ahaan Ummadda Somaaliyeedna Sabir IyoImaan ka Siiyo
Amiin,Aamiin,Aamiin.
-Xassan C/Laahi Sheekh(Xassan
Carab).
-Cali Cumar Cabdi(Cali Shaacuur).
-Sheekh Abshir C/Laahi Sheekh.
-Qareen-Axmed Maxamed Xirsi.
-C/Rashiid Cumar Cabdi.
-Xassan Nuur Aw Jibriil(Shiine).
-C/Risaaq Axmed Nuur(neyjeeri).
-C/Qaadir Max,d Xirsi.
-C/Risaaq Huruuse.
-Aqoonyahan-Xassan Qasse.
-Dr-Xuseen Ismaciil.
-Jen-Cabdi Max.d Saxardiid(C/Dhiboo).
-Cali Baaderi.
-Daahir Ducaale Caseeyr.
-Cabdi Garaad Ismaciil.
-Cusmaan Duraan.
-Axmed Suleeyman Cusmaan.
-Faarax Dalab.
-Mahdi Xuseen Taako.
-Sheekh C/Raxmaan Sh.Cumar.
-Maxamed Biixi(M.Daarood).
-Axmed Gaas.
-C/Qaadir Ciise Oog.
-Sheekh Cali Dabreeye.
-Maxamed C/Kariin Macalin.
-Cabdi-Kariin Faarax.
-Col-Maxamed Jaamac.
-Dr-Faarax Xuseen.
-Inj-Liibaan Ducaale Caseyr.
-Aqoonyahan-Cabdi Shubbe.
-Maxamuud Xassan(M/Dheere).
-Inj-Max,d Cali Caateeye.
-Kanadiid Cawil Cabdi-hiirad.
-Aden Garaad Maxamed.
-Cabdirashiid Carab.
-Geeridu
Waa Xaq-
-Xassan
C/Laahi Sheekh(Xassan Carab)-
-Huddersfield
Town-England- 09/02/06.