HOME |ABOUT US| SUGAANTA| GUEST BOOK | OPINION |
The Minority Scool of Burtinlle  

Ladagaalanka Aqoon La'aanta, Dadka Laga Tiradda    Badan Yahay Walal sidaad u jeedaanba sawirkani wuxuu cadayn u yahay dadaal aad u fara badan oo ay sameeyey beel kamida beelaha laga tiradda badan yahay ee magaalada Burinle oo dhisay iskuulkan ay magaciisa ku sheegeen The Minority Scool of Burtinlle sida kor ku xusan, markaa arintu maaha daawasho iyo in war la sheego ee waa Macaawinkartaa walaalahagan dhibanayaasha ah, maxaadse ku caawinkartaa  iskuulkaasi khaaska u ah beelaha laga tirada badan yahay oo iyagu isu xilqaamay inay dhisaan iskuulkan gartayna wanaaga ay waxbarashadu leedahay. qofkii dhihi jirey Allow u tus beelaha laga tiradda badan yahay mashruuc ay wadaan hadaba wakaas ee kaalintaad ka qaado. Warka iskuulka waxaad kala xariirtaan:

Raawa55@hotmail.

****

Dhibaatooyinka lagu hayo dadka laga tirada

 badanyahay ee reer boontlaand

Anaga waxaa naga soo gaartay halkaan in nala yiri nooga baxa xafiiskayaga midgayohaw midguhu dhaleen markaan diidnay canshuur qaad oo aan niri waxaan rabnaa xubnihii aan xaqa u lahayn deegaanka oo aan u dacwoonay meel kasta oo ay khusayso arintaas wax wax nooga qabtana weyney  kadibna waxaan diidnay canshuurtii ilaa ninkii canshuurt qaadayey ay kuwii kabaha tolayey sandaqadii ay kabaha ku hor tolayeen ku sooxireen waxaan isla gaarnay heerar xun xun idaacadiihiina iyo saxaafadahii reer buntilaana ay diideen inay wax kaqoraan ama anga  waraystaan dhibatooyinkaas nalagu hayo.

Raawa55@hotmail.

 
Fiiro gaar ah:
Rayigan dhamaan inta uu ka koobanyahay waxaa iska leh qorayaasha soo qorey, "Dulmane Online" sinaba uugama masuul aha sida ama waxa uu qoraagu soo qorayo.

Copyright©Dulmane.com Email : webmaster@dulmane.com