Qisoo Dhaba Jacayl Baaxad Weyna Xambaarsan
Dhexmartayna Wiil iyo Gabar Lagu Kala Magacaabo Siciid
Warsame iyo Filsan Ciise Wardheere.. Halkey Ka Dhacday
Qisadaan Seese U Dhacday ?
AKhristayaal Inta Aan uguda Galin Qisadaan Kahor hadii Aan
waxyar idin ka faah faahiyo Qisadani Waxa Ay
Dhexmartay Wiil Somaaliyeed oo lagu magacaabo Siciid
Warsame Caynte iyo Inan Somaaliyeed oo iyadana Lagu
Magacaabo Filsan Ciise wardheere Qisadani Ayaan Ah Qiso
Aad uanaxdin badan xambaarsana Mac luumaad aad
ubalaaran Akhristayaal sheekadaan Waa Hubaal in Aad La
Dhacaysaan Waxaana Filayaa In aan Sheekadaan Mus
taqbalka dhaw Buug Ka Qoro Sheekadii Ayaa Bilaabanaysa
ee Qof Kastow Sifiican ula Soco Xasuusin Aniga oo Ah
Qporaaga Sheekadaan Goob Joog Ayaan u ahaa Sheekadaan
Waxaana MAr ka AY Shekadani Dhacayso Kusug Naa Wadanka
Somaaliya gaar Ahaan Maagalada Afgooye oo 30 KM ujirta
Caasimada Somaaliya Ee Muqdisho.....
Saacada
Somaaliya waxa Ay Ahayd 1:30 kii duhirnimo Magaalada
Waxa Ay Ahayd Caasimada wadanka Somaaliya Ee Muqdisho
Goobta Ay Sheekadu Kabilaabatayna Waxa Ay Ahayd Groonka
Lagu Magacaabo Bali DoogleAhna garoon Caalamiyaa
Sanooyin badana Soo jiray Filsan oo ahayd Gabadaha
Sheekadaani kusocota Ayaa Mar keedii hore kunoo layd
Wadanka Uk Ama Egland Gaar Ahaan Birstol ,Filsan Da'a
Deeda Waxa ahayd 24 Sano Jira Waxa Ay Kasoo safartay
Wadankii Ay in mudaa Kunoolayd Ee Uk Waxa Ay
Kusocatay wadanka Somaaliya Gaar Ahaan Caasimaad ee
Muqdisho Filsan muhiimada Safarkeedu Waxa uu Ahaa Laba
Arimood oo Kala Ah in Ay is Guursadaan Wiil Lagu
magacaabo Muxayadiin Mire oo ina Adeer keed Ahaa muxiyadin
iyo Filsan Aqoon Gaara Kama Dhaxayn Laakin Labada waalid
Ayaa isi Siiyey Filsan iyo muxiyadiin..
Sidaan
Horay u Sheegay Ba Saacada Mar ki Ay ku Beegnayd 1:30
Duhirnimo Ayaa Filsan Ka Soo Dagtay Diyaaradii Waday
Filsan Abid keed Ma Arag Somalaiya Balse waxa AY
Maqashay Magaca Somaali Filsan Maadama Ay Tahay gabar
Aan Somaaliya Aqoon Dhinaca Amaankana Kabaqaysa Waxa
LAsocdayt nin ADeer Keed ah Kana soo Kaxeeyey wadanka
Uk Is kusoo Duu Duboo Filsan waxa Ay cagha\ SWoo
Galisay Cidii Wadanka Somaaliya Gaar Ahaan cidii
Ayarborka Bali Doogle Filsan Waxa AY Eeg Tay Dhinacyada
iyadoo Fiigsan Ama Dhaga Faarsan Ama Cabsi Ay kujirto
Qof ba Sida uu uyaqaan Filsan Ayaa Lasoo Saaray
gaarigii Gayn Lahaa Xafada Hooyadeed oo AHayd Xaafada
Buulo Xubey ee Degamada Madiina Aga gaar kA Shaneemo
ducaale >.
Waxaa
Dhaqaaqay Gaarigii Filsan waday Gariga No Ciisu waa Homy
Caasi Ama Mini Bas Haba Sidaa Utaqaaniin Gaarigii Ayaa
Mar kii uu Socday mudo 35 Daqiiqaa Amar Alle dartiis
hal Mar Is Taagay Waxa So Dagtay Cilmi oo Ahaa
darawalkii Garaiga waxa uu Eeg eegaba Gaariga Waxa uu
Ar kay in Gariga Cilad ka Gashay Matoor ka uuna Si
sahala Lagu Suubin karin > Cilmi Ayaa Lahad lay Filsan
iyo Adeer keed Waxa Uu kuyiri " Walaalahayga Rakaab
kaayow Raali Ahaada Filsan Ayaa Lasoo Booday Walaal Wax
Aad noo Dhintay raalina Aan kaaga Ahaano Maba
garanaayo Anigu Horay Ayaa Somaali Udtiro Kor Waayeel
Waa wada In Dho Waxaa Hadalkii qaatay adeer keed Oo yiri
War Darawal Ma Garigaa Jabay Mase Shidaalkii AYaa NBaga
Go Ay. Darawalki AYaa Yiri Adeer Haa Gaariga Ayaa Jabay
oo Waliba Cilad Weyn Ayaa Ga Shay ,, Wax Baa Dhacay
See Bay Udhacen lama Yiraahdee See AYaa LAgu Xaliyaa
Ayaa Layiraahdaa Saas darteed Adeer keed filsan Ayaa
Yiri Darawal Bal Gaari noo Eeg Ma Luagyn Karnee...
Cilmi Oo
ahaa Darawalkii AYa Yiri Adeer Horta Dhibaato Majirto Oo
Gari waa Lahelaa WAayo Wadadii Ayraborka Ayaan
Taaganahayee wax Yar ukaadi Hadalkii Darawalka oo aan
Dhamaan Ayaa waxaa Soo Is Taagay Gaari Nasiib wanaag
Gaariga Waxaa Darawal Ka Ahaa Aniga Cumar AH Ahna Qoraaga
Sheekadaan is Lamar kiba Waxa An Weydiiyey waxa Dhacay
Waxaa ijawaabay Filsan Adeer keed oo yirii Haa gaarigaa
jabay anaguna Magaaladaan rabnaa ANiga Iyo Inan Aan
Adeer u ahay Aniga Ayaa Ku jawaabay Adeer taas
Dhibaato Malaha Oo Meeshu waaba Dhawdahay anaana
Magaalada Ku Geynaaya Waliba xafadaada Adeer Aya Ku
Jawaabay mahad sanid Wiilakygi Allaha janadana Kaa
waraabiyo Hadal Amaan Is wareysi Kadib Filsan waxa Ay
cagaha Soo saaratay Gaarigii Iyada iyo Adeeer keed
gaarigii AYaan Dhaqaajiyey waxaan bilownay ANiga Iyo
Filsan Adeer ked in aan is Wareysano isna Barano Anaa
hadalkii bilaabay Madaama gaarigaygii Lasaaran yahay una
Badan tahay in aniga Mar ti La ii yahay waxaan iri Ader
Horta Magaaca Aniga Cumar Cabdi AYaa La Idhahaaye haa
Adeer Maacaygu waa C. Qaadir anaa Hadal kii qaatay Wey
diiyeyna Gabadhaan magabadhadaa ADeer Waa gabadhayda
oo Adeer keed Aabaheed La Dhashay Ayaan Ahay Magaceeduna
waa Filsan .
is
rasho is Baridin is Bogaadin isi Soo shaweyn Kadib Waxii
aan Soconaba waxa Aan ku nimid Isbaaro Jagboynti Ama
Meel Lacag bada Looga qado baabuurta hadba sidaa
Utaqaaniin Jooji gaariga Ayuu Ahaa hadalkii uhoreeyey
ee Wiil joogay is baarada waayahay Ayaan iri Waxa Aan
jopojiyey Garigii Filsan ayaa ilmaduba Soo Dhaaftay
Laakiin Adeer keed oo xogaa Yara Dhaamay Ayaa yiri
Adeer Dhibaato malaha xogaa Lcaga ayey rabaan waana
lasinaa ee Ha wal walin Filsan Ayaa Tiri Adeer imis
Kun oo Doolar Ayey Ku Shaqeyaan Adeekeed Ayaa mudo
halsaaca Qos laayey oo yiri maya Adeer Dhawr kun oo
Somaaliya Ayey rabaan waana lasinaa maya Adeer hana
daayeene orodoo Si Dhawr kun oo Doolar ayey ku
Dhawaaqday filsan..
Anigii
Ayaa Waxa aan layaabay Lacagta ay Sheegayso Filsan Waxa
aan Naftaydii Weydiiyey Gabadhaan lacag badanaa Ma dal
Bay Katalin jirtay in taas Kadib Waxaa daqada gaariga
Soo is taagay Wiil dhalinyaraa oo aan daddiisaa Ku
Qiyaasay 22 jir kana mid ahaa Qolada is baarada waxa uu
yiri " war yaa Darawal isii Lacag Mase ooda Ayaan Kaga
Qadaa xabad anoonan Jawaabin waxa hada shay filsan oo
tiri Alla Alla Alla Maya Maya Maya Hana gu furin Xabada
ee Wax walba oo aad rabto Sheeego. Intaas kadib Waxaa
Banaan Ka Yiomid hungurigii Yar ka ama Wiilka Waxa uu
layaabay kalamada ah wax walba oo aad rabto Sheego mar
kaas Ayuu inta gaarigii Soo galay Filsan soo ag is
taagay filsan Ayaa Furtay Boorso AY wadatay kasoo
bixisay 3000 oo doolara mar kaas Ayey tiri Walaal Hoo
qaado Nagala qaad birta Aan baxnee.. Wiilkii garigu
Dhawr buu lanoqday Cir ku waa Lasocday Dhulkuna waa uu
dhaqaaqay Waxa uu yiri Yah yaah yaah yaah Ma Lacag taan
Ayaan Qataa is baaro danbe ma laygu Ar kaayo wan Baxaa
waan Dhofaa wiilkii oo marba Hadal kasoo fakanaayo
Ayaa waxaa Hadaladiisa maq lay kaabihii AMa Atoorihii
ama Madaxii isbaarada oo yiri War yaaya Dhalinyaro
Wiilkaas Qaylinaaya Lacagta iiga Keena Hadii uusan
Lacag Hayna isoo miigeeya isaga iyo rakaabkaba.
Waxaa
uyimid Sedex Dhalinyaraa oo lasoo diray Waryaa Sicid
Maad Keen tid Lacagta Mase Xabadaan kugu Shabaax naa
Mar kaas Ayuu inta Naxay oo Lacagtii Jeebka gastay
yiri haa Wara yaaya Lacag Mahayaan dad kaan ee
Nagadaaya ha is kabaxeene Mar kaas Aya Layiri Yaah
Yaah Yaah Mabilowday M qarsatay Shekadaadii hore AYaa
Soo Celisay miyaa Nokaadi Waxyar Aan kasoo amar
qadanee Madaxeena Dhalinyaradi AYaa Utagay Kabihii
isbaarada Mar kaas Ayey U Shegeen In uu yiri lacag
mahayo dad kaana Sidaaya kaabihii ayaa xanaaqay oo
yiri Ma Anuu jil jileec ii keenay Qabad siiya Baas
isaga Iyo Rakaabka Mesha taganba Dhalinyaradi Ayaa baas
oo da kasoo qaaday bas kas oo In tii Badnayd Alle
Dhinac naga Marshay Laakin mar kii danbea yaa laba
xabadood waxa ay ku kala Dhaceen Filsan Adeer keed IYo
Wiil kii Isbaarada Joogay ee mar kaas lacagta dolar
kaa Rabay in uu qaato In taas kadib Aniga Ayaa si
hal haleela waxaan ugutagay madaxxii is baarada Anoo
siiyey 100 Kun oo Shilin Somaali Ah.
Is La
Mar kiiba waxaan hal hgaleel u galay Gaarigii waxaana
hal haleel uka xeeyey gaarigii Waxaan si Dag Daga
Ku tagey is bitaal ka lagu Magacaabo Ali Hassan Hospital
oo kuyaala Gudaha Muqdisho Gaar Ahaam Aga gaarka
warshadii Horte ee baastada waxaa mar kiiba Qaliin
lagu sameeyey Adeer C.Qaadir iyo inan Kii is baarada oo
asna Dhaawac ahaa Aana Soo Qaday mar kii aan
kanxnay ANiga Iyo Filsan .. Adeer C.qaadir waa Dhaawac
ANiga waan Shioog sanahay Wiilki isbaaradana waaba
Garaab Laakiin Su Aashu waxa Ay tahay Filsan xaalkeedu
waa See Filsan xaalkeeda Ayaa U Dhaxeeya Nolol iyo
Geeri Hadalkii wa Ay gabtay Filsan Filswan Xataa Hadi
aan lahadlo maba Jawaabayso waayo waa Ay Shoogtayn
Waxa Ayna Haysataa Gacantayda Midig iyadoo Aan Meel
kale is ku aminayn.
Qalidaan
Qaatayb Mudo 50 Daqiiqaa Kadib Waxaa banaan ka So
istaagay Dhakhtarkii Qaliinka Sameeyey Waxaan
Weydiiyey xaalka Odayga iyo wiilka waxa uu iigu
Jawaabay Nin Ka Weyn oo ladan yahay Xabaduna Hilbka
Ayey Dhexmartay laakiin Laf Majabin waxa uu ion taas
Sii raac Shay In uu wiilka feeri jaban tahay Aadna
uliito Aadna U Dhiig baxay uuna Ubaahan yahay Dhiig in
si dag daga loogu Shubo Dadaal Dheer oo aan gqalay
Kadib waxa Aan Helay Dhigii uu Dhakhtarku ii diray
anoona Dhiigaga qaar lacag uga Baxshay qaarna Ay
ushubeen Dhalin yaro Somaaliyeed...
Intaas
kadib Waxaa Soo baraarugay oo Koo madii kasoo baxay
Wiilkii Dhalinyarada Ahaa laguna magacaabi jiray Siciid
Warsame waxaa utagey Aniga iyo Filsan filsan wa ayba
Kabaqaysaa Wilka oo waxa Ay modaysaa in uu dilaaya
madaama uu isbaaro joogi jiray laakin aniga ayaa
sidiiran ugu hagar baxay kana Baxshay Dhamaan Wax
yaabihii daruuriga Ahaa Sida Lacagtii Qaliinka Mida uu
Hada Kujoogo isbitaalka Tii Loogu Soo gad Gadaayey
Wax yaabaha yar yar Sida Cuntada sharaabka Iyo waxi
lamida.
Mudo
labo Asbuuca Ah Kdib Waxaa Si caadiya Kusoo Laabtay
Siciid oo xalkiisa uu aad uwanaag sanaaday isagoona
ladnaaday Sidoo kale Waxaaba sariir tii ka is Taagay
Adeer c.qaair oo ahaa Filsan Adeer Keed sidoo kale
waxaa Shookii Kabaxday Filsan oo iyana si Cadiya Kuso
noqotaya Sidoo kale Waxaa xalkiisu Caadi Noqaday Aniga
Cumara oo Awal wal wal sanaa is lahaana Kawaran hadii
uu Geeriyoodo FilsanAdeer keed Se AYey Noqonaysaa Filsan..
Waxaa La
Is kugu saoo Galay Qolkii Ay wada Jifeen Adeer C/Qaadir
iyo Wiilkii Dhalinyarada Ahaa Ee Siciid Saciid Ayaa
yaaban Oo is leh waxaa Ku daweeyey dad kii Aad
isbaarada Udhigatay . intaa Kadib waxaa Hadalkii
bilaabay Aniga oo iri war bal warama Labadinaan
Dhawaca Ahow waxaa Hadalkii Qaatay Adeer oo yiri War
Cumara Adeer waa Nabad Waana wada ladanahay Aniga Iyo
Saciid Waxaa hadlay saciid oo yiri Dhamaan tiin waa
mahad santihiin mana garanaayo waxa aa kuhadlo
Waxaa Hadalkii qadataya Filsan oo Tiri Maya Maya maya
sariir taada Naga Jiif Nin yahow Wax Dhibaatana
majiraan Halmar AYaa Lawada qoslay Intaas kadib Mar
kii in mudaa In Dhaha lays kadaawaday Ayaa Waxaa
Sigaara Is ku Fiir Shay Filsan iyo Saciid Filsan Waxa
AY egaysaa Sida uu u egyahay Wiiilkaan isbarada
Joogay in uu dad ka U egyahay iyo inuu
kabadalanyahay. Saciiid na Waxa uu Egayaa Quruxda
qaayaha iyo sida Alle gabadhaan quruxda Ugu Dhameeyey.
Filsan
Ayaa Hadalkii qadatay oo tiri walaal saciid Su aal
maku weydinkaraa Suu inta Naxay yiri Haa haa haa
Iweydii Abaayo Filsan Ayaa Tiri Meeshii Aad joogtay
Anigu Magaceeda Magaranayee Maxaa Ku Geeyey Maxase
masaa kiinta uu Barataa.,
Saciid
ayaa Mudo 10 daqiiqaa Aamusnaa Jawaabna la Ga Waayey
balse in Dhihiisa Ay il mo soo Dhaaftay filsan Waa AY
Cabsatay Amar kii uu Nin Kaan Aamusay waxa Ay is tiri
Goor muu Qorigii Lasoo bodayaa Waxaa Hadlay oo hadalkii
qaattay filsan Adeer Ked oo yiri Nayaa Filsan daa
Hadalkaaga qaab kadaran ee Ad wado In tii aysan
Jawaabin Ayaa Waxa Fariistay saciid oo Awal Dhinac
Dhinac ujiifay waxa uu yiri Adeer C/Qaadir Filsan waa
sax san tahay Nin qaldana waa Ani Filsan waan kujawabaa
Waliba Mud buuxda Ayaan kusinaa Ee Bal Fariiso
sheekadaan Waa Dheeratahee fad Lan fariiso Filsan Jawaab
Taadiina Waatane Bal hoo.
Jawaabtii Ayaa waxaa Bilaabay Saciid Waxa uu Hadalkiisa
Kubilaabay Haa Aniga Isbaariise Ayaan Ahay oo Dad ka
ayaan Layaa Dhacaa bartaa Intaasi waxaa iisii dheer
Anigoon kaligey Meeshii aan ubaahdo Tagi karin
Filsan ayaa hadalkii lasoo boodey oo tire maxaa
kuugu kalifey Shaqadaani Mise jaamacada ayaa ugu soo
baxday oo waa xirfad aad soo baratay.
Saciid
ayaa jawaabay yiri walaal ilsan wax lasoo barto
halkaan mayalaan waxaan aan qabtoo dhan waxa ay
is kugu yimadaan xabada rif kuna dhufo walaala
shaqadaan waxaa igu kalifay arin layaab leh haatana
aan ka gaarin aana rabin in aan ka shekeeyo oo aan
xasuusto.
Filsan
ayaa Tire walaala iisheeg waxa kuugu kalifey Arinkaani
Asagoo kacaga jiidsan in uu sheego Dhibaatooyinkii
kukali fey Arinkaani ayuu yiri Waayahay Walaale waan
kuusheegayaa ee udhago nugloow Waxaana uu kubilaabey Hadalkiisa
"Walaal angioo 12 Sana ji Ah Ayaa Waxaa Dhacadya
Habayn Kamida Habaynada Anagoo joogna Gurigeena Aniga
Iyo aabahay Hooyadey iyo 4 Caruura oo Walaalahay Ah
Gurigii Ayaa waxa Soo kala Maleeshiyooyin Hubaysan
Kuwaas oo daqiiqado Gudahood ku Baa Ba Shay Reer
keenii Iyagoona Udilaayey Dhinaca Qabiilka Waayo Aniga
Maahayn Dad Ka Awooda Kula Leh Magaalada Muqdisho Walala
Filsan Mar Kaas kadib Waxaa Dhacday In ay Isoo
Kaxeysteen Maleeshiyiiyin kii Ehelkayga Dilay Kuwaas oo
Mar kii danbana magaalada bartankeeda iiga Tagay balse
Waxaan Raadsaday mar kii aan maal maa Baahi idishay
Nin Abti iigu aadanaa laakiin Aan Ahayn batiga Saxa Nin
Kaas Ayaa Mar kii Lagu Raad Shaya Waxa La Ii Sheegay
in Uu Maleeshiyo yahay Aniga Mar ki an utagayna Waxa
uu igeeyey halkii aaad iguu Soo martay isagoo yiri
war yaa isbaradaan Ka Shaqayso Ama Bax melahaas Aa, Ana
Waxaan Go aan saday in aan meshaydaan joogo ila
Iyo Her aan kagaarayo is ku filnaan.
Filsan
Aya tiri Fadlan Jooji fadlan Jooji Bas Bas Bas waan Ka
Dhar gay Hadalkaaga Ee Walaal Igadaa wax walbana waan
ogaadaye Intaas kadib waxaa isbitaalkii lagasaaray
Adeer iyo saciid iyagoona lageeyey Xaafad kutaala
Madiina BuuloXubey maalin Maalmaha kamida waxa Sigaara
u Sheekaystay Filsan iyo saciid oo is Weydaarsataey
Hadladaan .....
Lasoco
Qeybta Labaad Waa Sheeko xaqiiqa Waana Idiin Soo
Gudbinayana Qeybta Labaad maalmaha soosocda Ayaana Soo
Gudbinaynaa...
NB:
Qoraalkaan xaquuq Diisa Waxaa Leh Qoraaga Ku saxiixan
Amar La,aana Lama daabacan Karo lamana Qaadan karo
Cumar
Cabdi Xaashi
Kenya
Nairobi
|
::Fiiro
gaar ah::
Rayigan ama
qoraalkan dhamaan inta uu ka koobanyahay waxaa iska
leh qorayaasha soo qorey, "Dulmane Online" sinaba
uugama masuul aha sida ama waxa uu qoraagu soo qoray
waad mahadsantahiin. |