wax ka baro taariikhda halgama yashii xaquuq u dirirka
ahaa,
Adduunku wuxuu lee yahay taariikho aan yareyn kana
hadlaya dagaallo badan oo loo soo galay xaquuqal iinsaanka si dii loo
heli lahaa cadaalad u wada siman dhamaan bini adamka,intii ka danbeysay
dagaalkii labaad ilaa laga soo gaadho 1960kii waxaa hana qaaday dagaalo
badan oo looga soo hor jeedo guumaysiga kaas oo marka la eego loo
qaybiyo dhowr qaybood oo ay ugu waa weyn yihiin
Guumaysi diineed,mid midab,dhaqaale,mid maska xeed, mid degaan iyo
noocyo kale oo anan halkan ku soo wada koobi karin hadeer,
Balse aan ka hadalno kuwa ugu caan sanaa waq tigaas iyada ah,waxaan
qormadan kaga hadlayaa aabihii dadka madow ee Reer Maraykan ahaana
Ninkii horseeday xoriyada dadka madow ee ku nool W/Amerika ku waas oo
aynay ka bax saneyen dadka kale ee muhaajirka ama bax siga siyaasadeed
ku yimi ee asal koodo ka soo jeedo Africa ayna ka mid jihiin Soomaalidu,
MARTIN LUTHER KING,JR.
Martin wuxuu dhashay January 15, 1929 wuxuuna ku dhashay Atlanta,Georgia.
abihii wuxuu ahaa wadaad kanisadeed,Mirtin qoskiisu waxaay ahayeen kuwo
ku nool guryaha dadka madaw ee Atlanta isla markaas na ku nool nolasha
dabaqada labaad,xitaa waqtiyadii ugu xumaa qoyskiisu waxaay ahayeen kuwo
hela wax la cuno iyo wax la xidho kuwa ugu qalisan, waayo? aabihii ayaa
ahaa wadaad aad lagu qaderiyo xagga diinta Baptist ga,lakiin,King,Sr ma
uusan donayn inuu isagu ku noolaado nolal raaxo leh inta dadkiisu ku
nool yihiin guumaysi midab sooca kaas oo lagu gumaysanayey madoow nimada
iyo waliba inaysan la xaquul aheyn dadka cad ee Maraykanka ah waxaana la
siin jiray sharciga dhalashada labaad ee dalka,
Martin wuxuu ka shaqayn jiray beer uu la haa Nin cadaana, markii uu
15JIR ka ahaa, inta badana wuxuu ka shaqeyn jiray shaqooyinka hoose
maalintii habeen kiina wuxuu aadi jiray iskuul ,taasina waxaay ku
qadatay mudo dheer inuu wax ku barto lakiin ugu dan bayntii wuxuu helay
dugsi sare iyo college oo uu ka qaatay Diploma markii dan bana uu ka
noqday macalin wax ka dhiga college kaas,wuxuu ahaa nin guursaday
dhalayna sadex ilmood CHristine,Martin,Jr,iyo ALfred Daniel,
Martin intii uu ku jiray halganka wuxuu cashar ahaan u haysan jiray
qisooyin soo maray oo aay ugu horaysay maalin uu abihii rabay inuu
dukaan ka kabaha kabo uga soo iibiyo ayaa isaga iyo abihii isa soo
raceen waxaayna yimadeen dukaan kii oo xidhan markaas ayey waxaay ku
fadhisteen ku raas hortaalay dukaanka mudo yar ka bacdi ayaa waxaa yimi
ninkii dukaan laha ahaa ka dibna arkay dakan madaw ee kuraasta xagooda
hore fadhiya markaas ayuu ku yiri waa edeb daro inaad ku fa dhisataan
guraasta waxaanse jecla hay inaad adaan xaga danbe,
markaas ayuu Mr.King yiri waxba maleh waanu isaga raaxaysanaynaa,
markaas ayuu ninkii yidhi waan ka xumahay ka taga meesha,
Mr.King aad ayuu arintaas uga xanaaqay oo intuu wiil kisii gacanta
laacay ku yidhi isagaanu wax ka iib sanaynay garanse maayo intaanu
xaaladan ku sii nolaan doono lakiin midaan aqbalayo maaha tani,
Martin,wuxuu ahaa nin had iyo jeer raaci jiray hadaladii hogaamiyihii
hore ee Hindia Gandhi isagaana xafiiskiisa ugu dheganan jiray,wuxuuna
hal hays u odhan jiray(Free at last,free at last) oo mac na heedu yahay
ugu dan beyn waan xoroobi,hadaba hadaladaasi waxaay noqdeen kuwa dhab
noqday oo maanta lagu sama to baxay,
waxaase loo baahan yahay samir dheer iyo niyad wanaag,waxaana dhima
shadiisa ka bacdi lagu xushmay yaa maalin u gaara maalmaha faystooyinka
iyo waliba wadooyin loo gu magac daray,
Nasiib daro,Martin wuxuu dhintay April 4, 1968 taas oo ay ha leeshay
xabad ka soo dhacday qoriga Rifle ka kaga na dhacday madaxa isagoo jooga
Memphis Tennessee
hal kaasna uu ku geeriyooday,mudadaas waxaa uu sanado yar ka horeeyey
Madax weynihii hore ee John F, Kennededy,
WASHINGTON,