HOME |ABOUT US| SUGAANTA| GUEST BOOK | OPINION |

 

Cadaalad Iyo Sanaan Waxaa Ku jirta Danta Umadda Soomaaliland

Mudaaharaad kan oo ka dhacay no.10 Downing Street iyo House of Parliament magaalada London.  Mudaaharaad kan oo ku beegmey sannad guuradii kowaad markii gacan ku dhiiglihe ka tirsan booliska Somaliland uu si badheedha oo kibir ku jiro u dilay marxuum "Khadar Adan Osman Dhabbar" waxa ka soo qaybgalay dad fara badan oo Somaaliyeed iyo Ajanabi. Waxa ay dadku ku dhawaaqayeen "Somaliland waxa aanu ka doonaynaa caddaalad, sinaan iyo waliba xuquuqda muwaadinimo ee Besha Gabooye".-

 

 Photos de la Semaine

 
 

              Hymne à la vie

           

Hymne à la vie
 
 

               Musique

Musique Traditionnelle
Musique Moderne
Musique Religieuse
 

Commercial

 

Tarif TV
Tarif RADIO
Sponsoring & Parrainage
 

Haklan Kadaawo sidii loo sogasoo qeybgaley banaan baxaas

Wareysigii BBC ay la yeelatey Gudoomiyaha beesha gabooye ee Yurub iyo waqooyiga America.
Gabooyahu Cadaalada  Sinaanta iyo Xoriyadba. S/Land. BBC
Banaanbixii  Beesha gabooye ee  Hargeysa  BBC


Ralina naga ahaada  xaga camarada oo aan sifiican wax u masawirin.

Gabooyahu Cadaalada  Sinaanta iyo Xoriyadba. S/Land. BBC
Banaanbixii  Beesha gabooye ee  Hargeysa  BBC.

>Warbixintii Amnesty iyo Jawaabteeda
>Amnesty appeals for release of "Gaboye" demonstrators

M.I.ABBY,
Chairman of Gabooye Minority
Organisation Europe & N America.

Copyright©Dulmane.com Email : webmaster@dulmane.com