Tan
iyo qarniyaal badan ayaa ummadaha la
hayb socaa waxaay ahayeen kuwo mar
wlba ku kala baahsan qabiilada ay
degaan wadaaga yihiin. Taasina waxay
sababtay inay lumiso xuquuqdii iyo
xaqii ay la wadageen bulshada ay ku
dhex nool yihiin, isla markaana ka
dhigtay dad aan ku heyn xaq, xaquuq
qabaa’ilada ay ku hoos nool yihiin ama
ilaa hada aysan ku lahayn wadanka
Soomaaliya dhul si gooniya loogu
magacaabo qoomiyadahan la hayb sooco.
Intii ka dan beysay bur burkii
qarankii Soomaaliyeed 1991-dii ayaa
waxaa hirgalay ina ay suldaamada,
malaaqyada, ugaasyada, garaadyada iyo
duubabku ay noqdeen xubno firfircoon
oo ka taliya sidii qarankii
Soomaaliyeed ee burburey loo soo celin
lahaa, waxayna ka qayb qaateen soona
abaabuleen shirar badan oo lagaga wada
hadlayo aayaha qarankii Soomaaliyeed,
taasina waxay sii kordhisay in lagu
ixtiraamo bulshada dhexdeeda.
Hadaba taariikhdu markay ahayd
February 15, 2005 waxaa lagu abaabulay
magaalada Buuhoodle ee waqooyiga
Soomaaliya shir balaadhan oo ay soo
qaban qabisay bahweynta Siciid-Kuul oo
ka mida beesha Maxaad-Barre ee beelaha
la hayb sooco. Shirkaasi oo socday
ilaa mudo ku dhaw laba bilood, ayna ka
qayb qaateen dhamaan beesha dagan
wadanka gudihiisa iyo dabadiisaba.
Shirkaasina wuxuu ku dhamaaday si guul
ah iyadoo aysan ka dhicin wax khilaafa
doorashada ugaaska, iyadoo si wada
jira oo cadaalad iyo niyad sami ku
jirto loo doortay "Suldaan DAKIR XASAN
KHALIIF”. Doorashadana waxaa sababay
baahi beeshu u qabto suldaan metela
isla markaana dib u soo celiya xaqii
iyo xaquuqdii kaga maqnayd qabaa’ilada
Soomaaliyeed ee ay beeshu dagaan
wadaaga la leedahay iyo sidii ay
beeshu ugula noolaan lahayd si
nabadgalyo ah beelaha ay dhex dagan
tahay. Intii ay madasha doorashadani
socotay waxaa lagu marti qaday beelaha
kale ee ay beeshu degaan wadaaga la
tahay.
Ugu
dambayn waxaanu ka codsanaynaa dhamaan
bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan
dowladda federaaliga ah ee Soomaaliya,
dowdal goboleedyada, ugaasyada,
boqorada, garaadada, idaacadaha ku
hadla afka Soomaliga ee ka jira
wadanka gudihiisa iyo dibadiisaba,
wargaysyada iyo websaydyadaba inay
aqoonsadaan Suldaan Daakir Xassan
Khalif siiyaana qadarinta iyo xushmada
ay u hayaan dhamaanba umada
Soomaaliyeed gaar ahaana oday
dhaqameedyada kale si uu howshiisa ugu
guto si habsami ah, sidoo kale waxaanu
Illaahay uga baryaynaa in Suldaan
Daakir uu u fududeeyo xilkaan culayska
badan.
-
Saleebaan Cumar Maxamed (Saleeban
Hindi) USA
-
Nabadoon Ismaacil Cali Maxauud---
USA.
-
Nabadoon Maxamed Cumar Maxamed-USA.
-
Nabadood Cali Yaabarag-Norway.
-
Marwo Khadiija Jaamac Qambi--USA.
-
Marwo Shamis Tarrax--USA.
-
Marwo Saafi Salax Ducaale --USA
-
Marwo Cadar Aw-Cali Sirad--USA
-
Marwo Aamina Cali Maxamed--USA
-
Nabadoon Maxamuud
Caraabe-dheere--Buuhoodle.
-
Nabadood Aadam tarabi
Yusuf--Buuhoodle.
-
Nabadoon Ismaacil Cabdi
Amusane--Buuhoodle.
-
Haybe Cali Jabane--Buuhoodle.
-
Cabdilaahi Saalax Ducaale--Buuhoodle.
-
Jaamac Sandoon--Boosaaso
-
Cabdulqaadir Sabeeye--Buuhoodle
-
Rashiid Cabdi Xoosh--Sacuudiga
-
Maxamed Cabdi Cali
jabane(Bucurde)--Sucuudiga.
-
Xuseen Cabdi Cali Jabane--Muqdisho.
-
Cabdirashiid Maxamed Aw-cali Siraad--UK
-
Cabdiraxman Maxamed Aw-cabdi--UK
- Sh.
Cabdiraxman Caynab--UK
-
Iskandar Maxamed Aw-Cali Siraad--UK
-
Caydaruus Maxamed Dhuux--USA
-
Cabdi Caydiid Xiirey--USA
-
Maxamed Jaamac Cawil (Ina-Cudur)--USA
-
Muse Adam Xirey--USA
-
Deeq Maxamed Cumar--USA
-
Jamal Maxamed Aw-Cali Siraad--USA
-
Siciid Cabdi Aw-Cali Siraad--USA
- Sh.
Cali Cumar Ismaacil--USA
- Sh.
Maxamed Cumar Ismaaciil--USA
-
Nuuradiin Maxamed Aw-Cabdi--USA
-
Xassan Abokar Cali--USA
-
Dr. Mustafe Abokar Cali--USA
-
Maxamuud Maxamed Xiirey -USA
-
Suuban Faandhe--Sweden
-
Maxamuud Cige Dalab--Boorama.
Iyo
dhamaan culimo u diinka, odayaasha,
haweenka, aqoonyahanka beesha ee ku
farxay doorashada suldaanka una taakan
sidii ay beeshu u noqon lahayd beel
wax la qaysata beelaha kale ee
Soomaliyeed.
Waxaa
soo gudbiyay oo soo diyaariyay
Mohamed Adan Warsame (Xiireey)
E-mail:
hirey@msn.com
Faafin: SomaliTalk.com | May 18, 200