HOME |ABOUT US| SUGAANTA| GUEST BOOK | OPINION |

Khudbadihii laga Jeediyey Shirweynihii 6aad ee hay'adda SSHDA: Maxamed Adan oo ku hadlaya magaca Beelaha Gabooye

 Warkii: Jul 22, 2005

   Ka dhageyso qudbadii  Mahamed    Halkan Riix

Waxaanu halkan si joogta ah idiinku soo gudbinaynaa qaar ka mid ah khudbadihii iyo hadaladii laga jeediyey shirweynihii  6aad ee hay'adda SSHDA ee bishii July 3deeda, 2005 lagu qabtay magaalada Arlington, Virginia ee cariga Maraykanka.

Shirweynahaas oo runtii lagu soo qaaday qodobo horumarineed oo kala duwan oo isugu jira shaqooyinka hay'addu hayso iyo kuwa ay dhiirigeliso ayaa maanta waxa aynu soo qaadanaynaa khudbaddii uu jeediyey Maxamed Adan oo ka tirsan shacabka SSC, gaar ahaan beesha Gabooyaha oo halkaas ku soo bandhigay khudbad waafi ah oo garawshiiyo iyo inlagu dhaqaaqo dhambaalka ay xambaarsan tahay mudan.

Waxaa ka dib shirku isku raacay in la qaato qodobadaas Maxamed soo jeediyey waxaana uu Ambassador Maxamud Xaji Nur ka codsaday shirka in arrinkaas laga jawaabo, waxaase ii suurtagashay inaan duubo keliya ereyo kooban oo uu halkaas ka soo jeediyey Maxamed Siddiiq Yusuf.

Dhagayso khudbaddii Maxamed Adan ficilna u bedel: Halkan Riix

 

 

 

 

 

 

Copyright©Dulmane.com Email : webmaster@dulmane.com

Hit Counter