Wallaal
Xaaji Mahamed waan kusalaamey salaan ka bacdii wallaal halkan
waxaan kuugu soo masawirey habkaad real pleyer u sameen
laheyd ama cod aad usoo galin lahayd waxaad raacdaa sidey
ukala horeeyaan markaad fahantidi Email iigu soo dir anigaa waxa
yar ee ka dhiman soo galinaya internatka hadaad ku
guuleesato intan waxa dhiman ma jiraam marka laga reebo (RAM)oo
aan kugu tusi doono codkaad soo dirtey. Wallaal
waxaad kale oo aad sameesaa masawiradan ku shubo
computerkaaga si aad bilaa internate ugu diyaargareeaso ama aad
baraagtiis uugu sameeso .walaal intaas hada kusoodir
saxida ama kudarista heeso ama kagooynta waxaan kuugu soo
diri doonaa sidan ama by phone.