Cabdirahman Eelay - Bare Dugsiyadda Gobolka MN Axmed Asad - Xarunta Caafimaadka ee University Of Minnesota Abwaan M.C.Singub - Abwaan Soomaaliyeed Minneapolis, Minnesota.

Dhalintii Riwaayadda - Photo Al-Sheriff

 

 


 
ABTIRSO -
Riwaayad - Jaamaacadda Minnesota

Riwaayadan oo uu hal-abuuray Abwaan Abdiraxman Eelay, islamarkaana ay naqtiimiyeen Axmed Asad iyo Suldaan Axmed oo iyagu ka tirsan Shaqaalaha Xarun Caafimaad oo ay jaamacadu leedahay ayay si wanaagsan oga heleen dadwaynihii daawaday

Jilayaasha Riwaayada.

  1. C/Rahman Eelay (Nacamle+ Macallin)--Raxanweyn
  2. Ahmed-Asad (Wiilka Midgaanka ah)
  3. Suldaan-Ahmed (Aabaha Midgaanka + Gabadha Adeerkeed + Nacamle)
  4. Oday Cabdulle(Nacamle + His own Darama)--Hawiye
  5. Khadar(Nacamle)--Jareer
  6. Macow(Nacamle + His own Darama about Reer Hamar)
  7. Mohamed Deeq (Nacamle + Qaraabada wiilka)--Isaaq
  8. Bedri (Macallin + Qaraabada Wiilka)--Daarood
  9. Sangub oo gabayo ku khatimaya sheekada
  10. Caasho oo jilaysa Hooyada iyo Buraanburada

Suugaanta Kale ee Barnaamijkan..

  1. Islaweyn Maxamuud Cabdulaahi Singub.
  2. Toowbad Keen Axmed Asad
  3. Allow Dowlad Nasii Caasha Ciise

Halkan ka daawo Sawiradii Riwaayadda iyo Casharadii halkaa laga soo jeediyay.

Wixii talo iyo tusaale ah ee ku jeeda Barnaamijkan fadlan kusoo Hagaaji Fariin danab-sidahan, hadii ay fariintaadu
wanaagsan tahayna waanu daabici doonaa iinshaa allah.

 


Daar | Demi