HOME |ABOUT US| SUGAANTA| GUEST BOOK | OPINION |

 

  Cabdi Muxumed Diiriye (Dhuundalool) walaalayaal Cabdi wuxuu ku sugan yahay magaaladda Buuhoole ee gobalka cayn, wuxuu leeyahay 7 caruur wuxuunu u baahanah yahay kaalmo bilowaadanimo khaasatana wuxuu ka rabaa beesha uu khaas ahaan uga dhashay inay soo kaalmeeyaan, sawirkan waxaa ku weheliya oo dhibaatadiisa soo gaadhsiiyey Dulmane.com suldaan Daakir Hassan Khaliif.

Qofkii raba inuu la xariiro Cabdi Muxumed Diiriye wuxuu kala hadli karaan teleefanka ah

011-252-793345

Copyright©Dulmane.com Email : webmaster@dulmane.com