HOME |ABOUT US| SUGAANTA| GUEST BOOK | OPINION |

 

  

walaalayaal waan idin salaamayaa dhamaantiin waanku faraxsanahay halgankiina iyo sida aad uga tabaabu shaysateen inaad sidii aad xaqeena usooridi lahaydeen waxaynu dagaalamaynaa waa ubadkeena insha alaah inayku noolaadaan nolol wanaagsan oolamida taykunool yihiin umadakale ninwaliba wuxuuka gaysto iyo wuxu qabto waxaaqoraysa taariikhda anawaxaan halkan kaaga sootabinayaa tixo gaagaaban ooga hadlaata dunmane


wuxuuyidhi
dulmanaa laqaybsaday
dalkiisiina lagadhacay
mar uunbuuka digarogan
diiftiyo xanuunkiyo
daqaradakuyaaluu
ladaalaa dhacaayoo
dayaxiisu soobixi
 
waxaantaakudarayaa
dadoow maqal dayaankaa
dirirtiyo coladaa
waxalaysku dabarjaray
dagalkeenii lakugubay
samirkaan dugsaday iyo
daanadayda inaydahay

cirku wayduljoogaa
marbuu dirirku noodi i
dhulka doogka soobixi
ninkii iidamqadayee
iijiidh dubaaxshiyo
duqaydayda liitiyo
dumarkiyo caruuraa
anka doojindoonaa

waxaatiriyay halalka yar  cabdiraxman maxamuud  waa duse


Fiiro gaar ah:
Rayigan dhamaan inta uu ka koobanyahay waxaa iska leh qorayaasha soo qorey, "Dulmane Online" sinaba uugama masuul aha sida ama waxa uu qoraagu soo qorayo.

Copyright©Dulmane.com Email : webmaster@dulmane.com

Hit Counter