Home

Contact

About us Suganta Guest book  

Walaal ku soo dhawaw,adigoo mahadsan Dulmane's Guest book waxaanu  idinka rajaynaynaa inaad wax dadka u faa' iideeya aad noo soo qortaan. Waanu soo dhaweyneynaa qofkastoo oo dulman. qabiilkuu doono ha noqdee.
Guestbook

Name: axmed liban Date: 2008-03-09
Email: axmed-85@hotmail.com

Comments:
ASC ugu horayn salaan kadib waa yaab maxaan u samaysan waynay qol paltalk ah oo gaboye ukhaas ah

Name: baagaan06@hotmail.com http://maxamed ismaciil cali Date: 2008-03-03
Email:

Comments:
waalaalo waxaan ahaay wiil midgaanaa waalaalo waxan donaayaa adeer kay oo aan la ahaay 8sanadood waxa la yidhaahdaa iidcali sugule

Name: abdinasir Date: 2008-02-21
Email: abdinasir4@hotmail.com

Comments:
Odey yaabsan, Eebaagoo iney wax ku saaran yihiin.Ninka markuu midgaan yahay buu dadka kale midgaan yiraahaa. Waa tuug intaadan tuug dhihin buu tuug ku yiraahaa. Horta afkaaga balaq haku siin gaalgalo haku wastee adigana kama dhigin sheegato ee wey u dhasheen hadii ay dad sheegan lahaayeen abgaal bey sheegan lahaayeen. Uf iyo aqas nacas futo weeyn in lagu waso ay aheed adoo kale

Name: muhiim http://qoloftiisa iyo caqligiisu isma laha Date: 2008-02-19
Email: hanadstars@hotmail.com

Comments:
waxaan kugu taageray faysal wadaniyow sida aad ujeceshayahy midnimada belaha lahayb sooco waxaan kuugu taageeraya oo aan aad uga soo horjeeda kala dad sananta bealah lahaybsooco waayo bbcdia waraysigii uu siyay nin sheeganayay suldan madhibaan waxaan umalayanay lababa way ka hadlinaysa cilmilan iyo caruurnimo waayo anigu waxan ahay gabadh ushaqaysa ururada quuda aadamah udooda waxanan jooga niarob...(trimmed)

Name: wiil soomaaliyeed Date: 2008-02-14
Email: faysal_wadani@hotmail.com

Comments:
Anigu waxaan aamin sanahay inaan wada nahay somali somali cid ka sarysa cidkalena inaaney jirin. hadaba waxaan la yaabey oon dhegeystey warayesigii suldaan daakir uu siiyey BBC taas oo uuku sheegey inay dhexdooda kala qoqoban yihiin. markaa maxaa keeney?taas maxay meel uga soo wada jeesan waayeen, takoorkan baas ee somalidu ku hayso miyeyna arkeynba. waayo NIN weyn oo la yidhi gabadhaada aad ...(trimmed)

Name: cadullaahi Date: 2008-02-06
Email: nuraaye1@hotmail.com

Comments:
Bismilaahi,rr. Aslaamucaleykum wrwb! Intaaskadib waxaan jec leeystay inan halkaan kusoo gudbiyo fikirkeeyga ku aadan ummada dulman ee aan diin iyo dhalsho toona uga duwaneeyn soomalida kale in kastoo taariikho aan raad laheeyn loo cuskado marka ladoonayo in la dulmiyo,hadan waxaan si weyn ula yaabay oon jecleystay inaan soo xasuusiyo qofkii Muslim ah ee ilaah kabaqaaya ogna inuu berito marqaati...(trimmed)

Name: ayaanle http://dulmane.com Date: 2008-02-06
Email: garaad_54@hotmail.com

Comments:
marka hore asalamu calaykum walallayaal dhaman waxansalamaya wakalada dulmane iyo dhagaystayaashisa qaaliga ah bacda salaan waxan oranlahaa dadka anaga nacaaya waxan jeclaanlaha inay toos noogu soo badheedhaan waayo waalaga fiicanyahay indadka la xanto hadaan xunahay toos noogu sheeg xuantayada hadii kale jooji aflagadada aadku haysaan reerkayga aad u bixiseen midgaha waayo waanu cayi naqaana dham...(trimmed)

Name: Onyeze none Date: 2008-01-19
Email: onyeze@yahoo.com

Comments:
i love allah

Name: abdillahi http://Guestbook Date: 2008-01-09
Email:

Comments:
laakiin Midguhu Practickoodu waa dadkiina dhegaha xidhan. Ninka cad xisab iyo Science idinma dhafin eh fariintisi waa (Buurta Boqor Bacayr)inaaad ka rajeysaan( Qufraan iyo raxmad marka qof sakaraadka ku raago aad saartan buurta) marna ( shaydaanka kaga eridaan dhagax tuuris. Shahidna taas waxa u ah Dhulbahante, Sheekaal, Gadaboursi IWM.

Name: Abdillahi http://Guestbook Date: 2008-01-07
Email:

Comments:
turjumaan Ingris noqoteen oo Jahli idiin dhiibeen sida: waa ceeb shaqooyinka (Hair dresser)lakiin (Nurse) noqda oo (Bisqinaha) xiira Nappygana beddela ,waddankiina ha xaaqina lakin(Yeman, Khaleejka, ingriiska)Boy iyo boyeso ka noqda guryaha disabilitida. War hadii aan kabo ladin tolin calankiinu dahab ayuu u ahaan lahaa! Toobinka iyo( gudninka) dhakhtarinta caalamku waxay ku barbartaan (Jiirka) ...(trimmed)

Name: abdillahi http://Guestbook Date: 2008-01-06
Email:

Comments:
Ku Khadaab: Midgunka xasad ayaad ku tihiin, Midgun oo nasab ah oo habar ku abtirsan oo ab iyo isir leh( Bal car aabe soo sheegta oo abtirsada sida umadaha, Midgun waa (Bunduqa halkisa dhexe),waayo waa Difaacii waddanka, dhakhtarradii iyo injineeradii dalka ,markii aad kaadida geela iyo shilinta dhex fadhideen, Miyi iyo magalona hambada midgunku ka shaqo tago ayaad dawarsataan. shalay ayaad turju...(trimmed)

Name: Nahid http:// Guestbook Date: 2008-01-05
Email: nahid.mohamed@hotmail.com

Comments:
When North Somali people got acknowledged this history they decided move to (Israel)then they don't deserve any (curse or dulmi)because in the Qur'an Fir'on said(Anailahakumalaclaa) then ancient people were looking at the ground with hold breath as the somali people now, but Madiban have to live in(Somali unlawful Curse)!!!

Name: Nahid Date: 2008-01-03
Email: nahid.mmohamed@hotmail.com

Comments:
Midguns have education than the other Somalis, at least we are not proud of Jahiliya names.Somalis have to read their real history not the harsh push life stories and tell generation after generation. So people you are now Muslims, then why are you so ancient and don’t change your Clan names to Muslim names and be proud of it and live together with peace. All Arabs and Muslims were changed their...(trimmed)

Name: Mohamed Abdi Date: 2008-01-03
Email: mohamed_o@hotmail.com

Comments:
<<continued>> against humanity. If we want good for our nation we have to abolish this heinous, ignorant practise. It is upto every Somali to educate their children of this ignorant practise. This has to go in the dark pages of Somali history and it has to be something that our children are truly ashamed of when they read about it.

Name: Mohamed Abdi Date: 2008-01-03
Email: mohamed_o@hotmail.com

Comments:
Somalis are the most ignorant people in the whole world. We are full of pride but if we look at our past and present we have nothing much to be proud of. We claim to have alot of pride but if we had any decency we would be ashamed of what our forefathers (or even we) have done to the so-called inferior tribes. To subjugate groups people the way we have done without any basis is the biggest crime a...(trimmed)

Name: Nahid http://Guestbook Date: 2008-01-02
Email: nahid.mohamed@hotmail.com

Comments:
After the Christinity enter to Somalia, Somalis became Christian and took Christian names Like: Ogaden, Isaac, Midgun, Kaahin ( Imam in the church ), Abgaal, Gaaljecel, Barne (lady name) Farah, keen, Barbara. We are Muslims and when we swearing to wallahi billahi, we follow the word (Tallahi) that means Sanam word that the S’udi Arabia obeyed or worshipped before Islam.

Name: Nahid http:// Guestbook Date: 2008-01-01
Email: nahid.mohamed@hotmail.com

Comments:
Faro’s time Somali they call them Punt Land Means: Good smell land, after Fir’oon collapse from Allah; Punt Land Kingdom were live in long time discrimination between Somalis because they refused to enter Christainity. Somalis had another religion names like : yibir, Durmihiin, Makail, Awal, Habar, Rabi( the Imam in the Jewsh Senagog)…. After the Christinity enter to Somalia, Somalis came ...(trimmed)

Name: Nahid Date: 2007-12-31
Email: nahid.mohamed@hotmail.com

Comments:
Allah said in the Qura’n: Alqabalia minaljahiliyatalula So most Somali tribe names are from Jahiliya because you can’t explain their names in arabic or islamic way or Somali language; So dir and Darood were bu dist Idols worshipped before Christianity, Majeerteen : is Mountains worshipped before Islam in majeertenian region name from greek word, also Mugadisho is greek name. faro’s time Somali the...(trimmed)

Name: Sprut http://freescreensaversandwallpaper.fws1.com Date: 2007-12-18
Email: sprutysks@yahoo.com

Comments:
Nice site, keep it alive!!!

Name: Fiodor http://hayesmodem.fws1.com Date: 2007-12-09
Email: fiodorovich321@yahoo.com

Comments:
Just want to say thx to admins of this site for creating a keeping it alive :)

Name: Max http://hayes-modem.forumsland.com/ Date: 2007-12-08
Email: max885@gmail.com

Comments:
Really interesting content on this site

Name: Abdirahman http://ogaden.com Date: 2007-11-28
Email: Ogadens@gmail.com

Comments:
umadda somaliyeed meel kasta oo ay joogto iyo magac kasta oo aysheegataba, waxaa jira qorshe waa hore loodagay oo lagukala qaybiyay magacyo badanna loogu kala baxshay, waxaan filayaa, cidii bixisay magacyada: midgaan,cadaqate,gabooye iwm inuu ahaa gumayste rabay inuu umaddan kala dilo, tusaale waxan kudhashay baadiye ayna magaalo kadhawayn, kuna soo barbaaray, markaa aniga iyo walaalahay aanu kaba...(trimmed)

Name: midgaan Date: 2007-11-24
Email:

Comments:
waxaan ka murugsanahay walalahey somaliyed ee ku dhibatesan xamar ee loo leenaya sida foosha xun, ilahey dhibka haka saro aamiin aamiin aamiin

Name: dhexyar princess http://no dulmi.com Date: 2007-11-04
Email: Takiima@hotmail.com

Comments:
ASC WR WB Waa web fiican dadkana in la dulmo ma fiican wixii xun ayaa midgan ah. Qofka Allaah ka dheer ayaa qof xun ah taas maskaxda ku haya. asc

Name: mugu you go come you go go Date: 2007-10-20
Email: mumgu@mumugu.com

Comments:
do not enter hereoooooooo

Name: fatuma Date: 2007-10-16
Email: Suleeqa_love1988@hotmail.com

Comments:
maxaa laga hadlayaa dadkoow?

Name: kamaal Date: 2007-10-12
Email: kamaa@hotmail.co.uk

Comments:
My parents always bought me up to love and like people for who they are, not what they are...I Wish all parents would have done, and would do, the same! I'm habar gidir and i still believe i'm same as midgan or jarer or whatever. anyway eid mubark

Name: Mukhtaar Date: 2007-10-10
Email:

Comments:
ASC, Jamac. Naceybkaad sheegayso malaa adigay kugu jiraa. Ee fadlan la farax Burcad. Midgaanka waa qabiil sharaf badan, hal shaqsi looma cayn karo.

Name: jamac Date: 2007-10-09
Email:

Comments:
Arinta Nimco yaasiin waa ka fogtahay ee waxay salka ku heesaaa cunsiri nimo iyo Midgo naceeb, haday nimco noqotay burcad oo la helay dhib malaha ee wamaxay aflagaadada intaas le eg in la yiraahdo waxaa la abuuray Hayad dadka la xado iyo dadka la sixro, taas waa arin aad u foolxun qabiilka gabooye la yiraahdo ma dadkay xadaan mase dadkay sixraan? waxaan somaliwayn ubaaqayaa in ay arinkaan ka hadlaa...(trimmed)

Name: Mukhtaar Date: 2007-10-08
Email: fagas@you.com

Comments:
ASC, Aad & aad baan ugu farxay soo bixitaankii fanaanada hadda loo yaqaano Burcad. Waa arin aan ka naxay, laakiinse aad & aad ugu furxay soo dhamaadkeedii. Ilaahayna caruuraha kale haka badbaadsho afduubka lagu haysto. Hala taageero NGO Burcad.

Name: Roble Date: 2007-10-05
Email: adamsliban@hotmail.com

Comments:
ASC WR WB: Idinkoo raali ika ah wxaan jaclaan lahaa in aat ii shraxdaan areyga haybsooc micnahiisa. wcs wr wb

Name: Cumar Date: 2007-09-25
Email:

Comments:
Ramadan kareem ayaan idiin leeyahay walaaliyaal kulligiina xoogaa ka yara gaabiya xaga qabiilka maadaamaa ramadaan lagu jiro walaaliyaal u soo jeesta allaah s.w.c. umada dhibka lagu haayana allaah dhibka ka qaado ayaan leeyahay wasalaamu caleykum?

Name: ephrem-tibebu ethiopianow Date: 2007-09-15
Email:

Comments:
as wr walaal waan idin salamay dhaman maamulka webkan iyo dhamaan akhristaha sharafta leh aniga horta somali ma ihi laakin somalia waan kusoo noolaaday mudo 8 sano ah waxan ahay nin ethiopian ah somalida waa dad muslim ah waxaan jeclaan laha in ay iska dhaafaan waxan kala saarka ah ana ethiopia waxa ku nool 80 qoomiyadood kala duwan muslim gaal yahuud diin la aanba leh si nabad ah baan kuwa noolna...(trimmed)

Name: Mukhtaar Date: 2007-08-13
Email: fagas@you.com

Comments:
ASC, Dal dhibaatoyinkiisu fara badan yihiin sida somalia/somaliland. waxay ahayd beri hore in hayad ka caawisa caruuraha dagaalada lagu waayey baadi doonta.Reerkan sheegtay gabadha maantana, waxaa ka qurux badnaan laheyd iyagoo dacwadooda diiwaangelin lahaa beri hore si looga caawiyo baadi doonkeeda. Booliskana si fiican bay sameeyeen runtii.

Name: yoonis Date: 2007-08-13
Email: yoonis-o@hotmail.com

Comments:
gabdha somaliyed oo la is ku haysto ilaah waxaan oga baryayaa in uu ka bad badbaadiyo labda qolo oo is ku haysta. somalida waa umad ay ay aqoontu ku yartahy, waxaana u sii dheer nacaybka dhexdooda ah.

Name: dhibane Date: 2007-08-12
Email:

Comments:
Mukhtaar Muqtaar kiiska ha iska walin dhibtu hada waxay haysaa ninka naagtiisa la oo umul ah la haysto, Xataa dadka sheeganaya ineyka luntey maxay u xurmayn la yahiin ninka naagta qaba ileyn ma ahan gabadhu ilmo yar ee wax xaas nin uu xalaal kuqabo. xataa hadey dhaleen may kula xididaan. balkasooqaad xaaska aad qabto oo aan kaa kaxaysto

Name: Mukhtaar Date: 2007-08-12
Email: fagas@you.com

Comments:
ASC, Waan la yaabay meel isku sheegaysa "Dulmane", hadana afxumo heer ay ka gaartay iyadaa xad gudubyo farabadan, isku-dir iyo kala fogeen ku dhex jirta. Tusaalaha ugu fiican waa dhibka nasiib darodada ah ee soo gaartay labo qoys, iyo sida qaawan ee hal qoys ay ugu eexanayaan markaad akhriso bayaankooda. Xitaa Somaliland magaceeda waxay u garaceeyeen sidan "Somali-land". Ma jeclaan lahayd...(trimmed)

Name: yoonis Date: 2007-08-12
Email: yoonis-o@hotmail.com

Comments:
reer gabooye qeyb weyn ayeey ku leeyihiin dulmiga ma dhabaa cadaalad darada lagu hayo reer gabooye in ay iyaga liftigoodu qayb ku leeyihiin? haa waa dhab in qabiil weynaha reer gabooye ay iyagu takoorida door weyn kaqaataan. qabiilka reergabooye, waqti dheer ayeey bilaabeen dulmiga lagu hayo in ay ka dagaa lamaan, hase ahaatee kuma aysan guuleysan waamaxay sababtu? waxaa layiri rati...(trimmed)

Name: Sinaan doon Date: 2007-08-12
Email: sinaan@hotamail.com

Comments:
dhamaan waan salaamay bahda soo diyaariyay webkan.waxan ka xumahay gabadhaas umushaha ee xidhan,siiba waxaan ka sii xumaaday sida ay BBCdu uga faalootay oo ay tiri: Gabadha qolbaa laga siieyey Isteeshin Poliska,waligay ma maqal qof isteeshin ama jeel qol laga siiyo, ma albeerkaa jeelku...iyadoo gabadhu u xidhan tahay dulmi ayaa hadana BBCdu warkeedu wuu la mid ahaa qofkii falaarta lagu dhugtay ee ...(trimmed)

Name: anna http://amateur-porn.xx1vek.net Date: 2007-08-05
Email:

Comments:
You Are The Best!!! I think Your website is hot and I really like it a lot!

Name: haji ali kibirku waa jaahilnimo Date: 2007-07-20
Email: sahal_warasme14@hotmail.com

Comments:
salam aleykum waax mahad is ilaahey na abuuray nag dhigay muslin anagoo weydiinin inuu na abuuro naga dhigo muslin alxamdulillaahi maxa ka wanagsan abtirsi ka wanaagsan muslin ii sheega runtii quursiga anigoo diinta saas u aqonin ayan kasoo horjaday alxamdulilaahi maanta oo aan shlay ka sii fiicanhay waax mahad iska leh ururkaan ciidii aas aastay waxan jeclehay inaan lashaqeeyo waana...(trimmed)

Name: MAJERTEENBOY Date: 2007-07-18
Email: omar@yahoo.com

Comments:
DADKA AAN BOQORADA MEHERI CARAB SAALAX GARANEEYNIN WAA UUN ABGAAL IYO KUWA DUUR JOOGTA HAWIYE... CARAB SAALAX WAA DAD NASAB AH, MA AHA MIDGAAN MANA AHA DAROOD LAKIIN DAROOD AYAY WALAAL YIHIIN YACNI ISKU ASAL... ABGAAL IYO DARAALEEY SIDA U OGAADA...

Name: Sally Kraus http://www.none.com Date: 2007-07-17
Email: dm-kraus5950@x5-corp.com

Comments:
cool site

Name: Darwiish Date: 2007-06-23
Email: mrdarwiish@hotmail.com

Comments:
anigu gabar qabiil uma fiiriyeen balse waxaan u fiirin lahaa qiimihii aan gabar ku guursan lahaa , waaan ka soo horjeedaa in dadka la yaso.

Name: suleyman mokktar http://Dulmane.com Date: 2007-06-21
Email: suleiman7@gmail.com

Comments:
SOOMAALIYEEY TOOSOO TOOSOO ISKU TIIRSADA EE HADBA KIINA TAAG DARANEE TAAGEERA WALIGIINEE !!

Name: HIBO Date: 2007-05-28
Email: ironlady_84@hotmail.com

Comments:
walalo salaan iga hanta inta samaha jecel ee webka soo gashaay.

Name: Sally Kraus http://www.none.com Date: 2007-05-18
Email: bzi-skraus4692@real-cheap-email.com

Comments:
I liked your site.

Name: dulmane Date: 2007-05-13
Email:

Comments:
Abdillahi Bullaale aad ayaad u mahadsantahay wargalintaada "hadraawi" waxii kale oo aad aragro nala soo socodsii, thks

Name: Abdillahi Bullaale Date: 2007-05-10
Email: bull0150@metnet.edu

Comments:
salaam dabadeed waxaad webkiina soo gelisaan Gabay cusub oo uu tiriyey Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame(Hadraawi0 lana magac baxay "Dhul-Gariir" kuna saabsan dadka la haybsooco. Waxad ka heli kartaan Hiiraan online ama Somaliland.org

Name: suleiman moktar http://Dulmane.com Date: 2007-05-09
Email: suleiman7@gmail.com

Comments:
waxaan rawaa iinanusheqo dhamaan dadweynaha abaheey waa laa diley wax diley maqa dabshed iyo ibrahim khulaay aya diley abaheey sawaabta ay diley waa bertiisa ayaay kakhateen waayna diley

Name: sooyaal Date: 2007-05-08
Email: jareysane@hotmail.com

Comments:
walaalayaal waan idi8n salaamay horta soomaalidu indhaha maxay isaga tuurtaa waxaan idiin soo gudbinayaa taariikh kooban oo ku saabsan nimanka iidoor siada aad lawada socotaan ninka ay sheegtaan ee layiraahdo isxaaq wax ma dhalin wuxuu ka tageynaag marka iidoor waxaa lawada socotaan in ay shegteen yuhuud ama israa,iil marka idoor mar waxay sheegten dir mar waxay sheegteen yuhud xamee loo racaa t...(trimmed)

Name: ABA http://www.ase.com Date: 2007-05-03
Email: ABA@YAHOO.COM

Comments:
I LOVE THE PAGE.QQQQQQQQQQQ

Name: Laura Arbuckle Date: 2007-05-02
Email: sea_of_chi@yahoo.com

Comments:
I can't seem to contact any of these organizztions without a passwork how do I getone

Name: NASIR http://dulmane.com Date: 2007-04-27
Email: naasir79@hotmail.com

Comments:
walaala yal wad kumahad san tihiin PAGE kan aad sameysen aad ayaa na ugu farax sanahay horumankiisa lakiinse PAGE ka usameeya marka wax ladhageysanayo meel laga gudbisiiyo maqalka.mahadsanidiin

Name: ahmed nuur Date: 2007-04-27
Email: ahmed_nuur_6@hotmail.com

Comments:
Qabiiladan la dulmay anigu dhibaatada haysata baan dareensanahay waxanan jeclahay in ay ka baxaan.inta aan noolahayna waxa aan rabaa in aan ku dadaalo sidii ay ku heli lahaayeen xaqoogaa.waanan jeclaan lahaa maadaamoon ku noolahay dibada oo aanan fursad badan u helayn in aan la kulmo dad ka mid ah qabiiladaasi in aanu is barano oo ay iimaylkaygaa igala soo xidhiidhaan dhalinyartoodo. aad baanan ...(trimmed)

Name: Ahmed nuur http://www.dulmane.com/guestbook.htm Date: 2007-04-26
Email: ahmed_nuur_6@hotmail.com

Comments:
Waxa aan marka hore mahad leh dhamaan dhalinyarada ku dadaashay in la maqlo codka qabiilada la hayb sooco ee soomaliyeed una samaysay webkan. yaraanataydii ama wakhtigii aan soomaaliya ku soo barbaaraayay wax dhiba uma aanan arki jirin in la haybsooco qabiilada soomaliyeed qaarkood laakiinse dhibaatada ay leedahay waxa aan ogaaday markii aan qurbaha soo galay ee dadkii cadaankii gaar ahaan kuwa l...(trimmed)

Name: daarood boy Date: 2007-03-22
Email:

Comments:
kkkkkk alle waa alle waxa saas loo haysto ma boqoradii dalkaa ma madaxdii dalka wale nin aan ku aqoon baa meel kaga dhaca carab saalax aqoon looma laha aduunyoy xaal qaado carab saalax xaal qaata doqon iyo duli aan dadka aqoon baa afka la gala sida xogoglaal oo carab maxamud salax ee mehri ismacil afkiisa wasakhda badan la gala idoor xun bada tahay labo dhagax baa iska kaa dhalay markaas baad d...(trimmed)

Name: geesi carbeed